shafici

Nomads
  • Content Count

    16
  • Joined

  • Last visited

  1. since when is mama came to a joke that shows us your ********* aight and damn!!!!!!!!!!that ainr funny
  2. ya thunder: waxan waligeed bee kajirtay xamar. mise adaa qixii aqliyeestay. taaslee waaye si kale majirto. barkeee ilaa iyo 80 89 waxaas waan aqaanay. mise gurgaa ku jiri jirtay saaxiib . kafatan waayee akhyaaree ha iga xanaaqin.
  3. looooooooooooooooool aha aha. war maalmahan ba saan umna qoslin. waa inaa saaxiibaday u sheegaa. qofyahay. that was really funny. that was a big misunderstang. laakiin in uu tabobaro qofta ay aheed. intee sheekadaan shicin. peace all ya!!!!!111111
  4. AHA AH A LLOOOLLL. QOSOL AAN MAALMAHANBA AAN QOSLIN BAAAN QOSLAY OOYIN BAABA IGA TIMID . ADEEROOW MANIN AAN XOOLIHIISA AAN DHAQAALEESAN KARIN MIYAA JIRA. LLLOOOL WAR NIN YAHOOW SHEEKADA NAGU SOO GUR. PEWACE KEEP UP THE GOOD WORK
  5. CHECK IT OUT AGAIN....... WIIL SOMALI AH AYAA DAGAAL GALAY MARKAASBAA OFISKA LAGEEYAY. MAALINTAASNA WAA ISBUUCIISII SADAXAAD. MARKUU MAGACIISA UU USHEEGAY NAAGTA, BAY ISMAAGTAY IN AY MAGICIISA IYO ID NAMBARKIISA GALISO. KULEEL BAANA JIRAY MAALINTAAS. KADIB MARKUU JABSADA PRIINTARKA MEESHA MARKAY WARAAQDA SOO BAXDO AY FUUSH. AYUU JABSADAY MARKAASUU YIRI KULEEL BAABA JIRA. NAAGTII MARKAY ARAGTAY BAY YAABTAD. KADIB NA WAXDAY TURJUBAAN AMA SUKUURAD ISKUULKA KASHAQEEYA. WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD INDIINKA QOSLININ. HERE IS ANOTHER ONE. GABAR SOMALI AH AYAA LASHAQAYNEESAY WIIL INDHAYAR AH WAXEENA KA SHAQAYNAAYEEN GLAASKA BAABUURTA. KADIB MARKAY U BAAHATAY (QASHAWEETO) INTEE SHAATIGIISA QABATAY BAY TIRI WARYAA INDHAYAR QASHAWIITO KEEN. MARKAASUU UGU JAWAABAY. ( WHAT WHO U TALKING ME) WHAT YOU JUST SAID) HAA. PEACE UP YA KEEP UP THE JOKES. I LIKE MAKING JOKES MORE THAN ANYHTING!!!!!
  6. waaa kanaa intii aan kaxasuusto. inkastoo ann ahaanjiray nin khatar ku ah hadana ugu yaraan 10ban sano wax ii baxay marakin....WIXII CAY AH ANIGA YAAN LA II RAACANANIN. WAJIGIISA MAKA TAQAANAA. WAJIGIISA MAKATAQAANAA QAANDO QALOOCANOO QIYAAMO ULUGAYNEESO. WAJIGIISA MAKA TAQAANAA EEY JABOO JALAATO DHUUQAAYO. WAJIGIISA M AKATAQAANA DAMEER DAACUUN QABOO DARBISAAR DHEELAAYO. WAJIGIISA MAKA TAQAANA ROOTI AGOONOO RAADIYO DHAGAYSANAAYO. WAJIGIISA MAGA TAQAANAA LABA *** OO GALAY TUMEESO. WAJIGIISA MAKA TAQAANA LABA **** OO SAB U DHAARANAYSO. INTAAS BAAN HADA KA XASUUSTAA. INTII KALE NA JIDKAY KU SOO JIRTAA.
  7. llllllllllllllooooooooooolllllllll wax aan lashiigi karin baa ku dhacay odayga. dakeena wax waliba waa kasuurtoowdaa haday lacag rabaan.
  8. LOOOOOOOOOL! SHIT THAT WAS A GOOD ONE AND BY THE WAY I LIKE HOW YOU TALK. KEEP UP THE GOOD WORK!!!!!!!!!! PEACE ALL YA PPL'S I LIKE THIS PLACE AND I REALLY ENJOYED. TAKE CAR EALL YA
  9. shekadaan waxay ka dhacday kismayo. waxaana idinka raaligalinayaa dadka kismayo dagan in aysan xumaan u qaadan. waa sheeka baraleey. maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtar meel uu dadka ku daawweyo furtay. tabeeluu meel suray, oo dhahaya waxaan furnaa Caloosha xiran.... cudur walbana waan daa weeynaa. kadib markuu oday caloosha xirantahay u yimid. wuxuu yiri dhakhtaroow. maalmahaanba calooshaa i xirneed. markaasuuu yiori bari daawadaad iigu soo laabo. Maalintii kale jayuu u yimid asagoo markaasuu geedo uu isku soo qasay. Markuu gur aaday buu cababay markaasuu habeen kii oo dhan uu san jiifsan. oo shuban iyo matag uu ku waashay. subaxdii danbaa odaygii oo wiilashiisa wadaan dhakhtarka ku soo laabatay. markaasee dhaheen calosha aad bay u furuntay odaygee wax llagu joojiyo mataqaan. markaasuu dhakhtarkii yiri ANAGU WAA FURNAA EE MAXIRNO.. AHAHHHA AHGA WAXAAN UMALAYNAYAA IN AAN AAD IDIINKA QOSLININ. EE WIXII FIKRAD AH WAA FURANTAHAY EE HALA BAQINA. WASALAAMU CALAYKUM/W/W
  10. ENJOY THIS PICTURE AND SEND ME YOU ROPINIONS PLEASE!!!!! click here please.
  11. ENJOY THIS PICTURE AND SEND ME YOU ROPINIONS PLEASE!!!!! http://markacadeey.com/amin_amir/eldoret33.jpg
  12. hey that was a good one man keep up the good works peace up
  13. waa tanaa hseekadiisi ay kabogsi wacan. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Cigaal loo yeedhay si uu uga qaybqaato duulimaad lagu duulayo cadow. Fardihii iyo raggiiba waa la diyaariyey, dabadeedna waa la duulay. Markii Labadii col isgaleen aynu Cigaal soo dusay oo uu ku soo noqday dumarkii iyo caruurtii oo dhaawac iyo dhimashoba sugaya. Waxay weydiiyeen Cigaal waxa kaligii soo celiyey, waxaanu usheegay in raggii iyo fardiiba la madhiyey. Dumarkii way baroorteen, Carruurtiina way ooyeen. Fiidkii ayaa waxa soo noqday ciidankii iyo fardihii oo aan waxba ka maqnayn. Dabadeed markii ay arkeen dumarkii iyo carruurtiiba inaan waxba lagadillin dadkoodii, waxay ku qayliyeen oo caayeen Cigaal oo meel isku nabaya. Bari baa cigaal geel raacay, ku jiraan labba halaad uu leeyahay. Markuu daaqii gaadhay ayuu meel kayn ah oo cagaran ku duwey, si caanno badan uu uga maalo halihiisa caawa. Isla markay gaadheen halihi aydii ayaa libaax labadiiba dillay oo cunnay asagoo arkaya. Geeliibuu galabtii soo caraabiyey, asagoo uugu heesaya: "Wixii Ayro dilay, Alifna kor dhigey, waan arkaayoo wuu ilgiiraa, dameer leekaa, kase dabo weynaa". Marku soo xereeyey geelii ayuu ku yidhi walaalkii halahayga maaloo kuwaaga caawa ii lis.Wuu u lisey, markuu cabeyna wuu iska seexday. Walaalkii ayaa isyidhi halihii cigaal maal, wuuse waayey. Cigaal ayuu soo toosiyey. Ciyaalkii geela la jiray, ayaa sheegay wuxu ku heesayey, markuu geela soo caraabinayey. Waxa la yidhi cigaalow nasoo tus meeshii halihii lagu cunney. "Hadii kun dhinac welba iga maraan, anna aan dhexda gallo, waan idin soo tusi raqdii geela", yidhi cigaal. Dabadeed dad badan ayaa raacay oo libaaxii dilay. Habeenkii, meeshii libaaxa lagu dilley ayaa la seexday. Markuu gamay cigaal ayaa lugtii libaaxii lagu xidhay lugtii cigaal, libaaxiina afkaa qori loogu kala qaaday. Subaxii ayuu arkay lugtiisa oo libaaxii la dilley ku xidhen. Dabadeed illaa gurigii ayuu xaar isku sii daayey. Asagoo qaylinaya ayuu ku yidhi naagtiisii. Naa ooda iga rog". "Maxaa kaasoo uraya"? afadiisi. "Darur qudhuntay ayaa igu daday". Dabadeedne Way ka maydhay cigaal qudhunkii.
  14. this history is from arabia and it's enjoy with me . here u go waxaa maalin maalmaha ka mid ah JINIYO isku yimid jiniyo. jiniyadaasoo xadraynaya ooh dhahaya YOOMAN YOOMAN YOOMAN kadib sadax macalin oo tuur leh ayaa joogay meel u dhow. midkamid ayaa u mid markaasuu uugu daray CABUUSAN markaasaydhaheen war yaa nausgu keenduway. maraaksaa midkamid ah yiri ninkaan INSIGA AH markaa saa tuurtii laga dhigay hada waxay maraayaan YOOMAN CABUUSAN macalinkii wuu tagay ragiisi kale ayuu u tagay markaa say dhaheen war yaa kaa dhigay tuurtii markaasuu tiri jiniyo halkaas ku xadreenaayo ayaan u tagay oo dhahaaya YOOMAN YOOMAN markaas ayaan uu gu daray CABUUSAN kadibna tuurtii ayay iga dhigeen. kii kale ayaa tagay markaasuu asna uu gu daray QAM markaasay dhaheen war hadana yaa isugu keendubariday markaasa mid kamid ah yiri nin kaan asna tuurtii baa laga qaaday. macalin kii sadaxaad ayaa tagay iyaga oo ku haaya YOOMAN CABUUSAN QAM markaasuu asna uugu daray DARIIRAN markaa say dhaheen war yaa naga jabshay xadrigaynii markaa saa mid kamid ah yiri ninkaan insigaa. kadibna waxaa layiri labadii tuurood haloosaaro iyo tuu watay intaas oo isku ah sadax tuurood. wuxuu katagay meesha asaguu jilbaha dhun kanaayo. end somalalidu waxay dhahdaa wax badso wax beel bay dhashaa. taninina waa ayaada dhan oo QURAANKA KU JIRTA (yooman cabuusan qam dhariira} FROM SHAFIC'S HISTORY. WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD KA BOGA TEEN. WASALAAMU CLAYKUM/W/W
  15. NIN BAA WAA GABYAY. DHIBAATADA KAKEENTAY IN UU GABYANA WAXAY AHAID. GABAR BUU DHALAY ADUUNKANA GABAR TAA BUU KALAHAA GABAR TA HOO YADEED WAY DHIMATAY. ODAYGA HADA WAA DUQOOBAY MA OGTAHAY MARKAA GABAR TIISUU IS LEEYAHAY WAX BAY KUUU QABAN DOONTA GABARTI MARKAY QAYN GAARTAY BEE NIN RAACDAY. WAAKANAA GABAY EE DHAGEESI IYO AKHRIS FIICAN. .HOYAALAYEEY HOYAAALAYEE HOYAALYE. .NIN OOW GABAR CADIIN HA ISKANSIIN WAA COL KULA YAALE. .MARKUU NAASKA COODIDA DHIGEE KULA COLOWDAAYEEEEE. WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD KA BOGA TEEN GABAYGAN KOOBAN OO MICNAHA BADAN. QOFKAAN FAHMIN SU'AAL WAA IGA WAYDIIN KARAA. W/TAWFIIQ