Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland 100s of new RRU police Unit agents graduate+PICS

Recommended Posts

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb galay Munaasabad Balaadhan Oo Tababar Loogu Soo Xidhayey Ciidamada RRU da +Sawirro

Added by webmaster on March 13, 2013.

 

Hergeisa (Lughaya.com) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa Tababar u soo xidhay Dufcadii 2aad ee Ciidamada Sidda Gaarka ah u Tababaran ee loo yaqaano RRU, kuwaasi oo dhameystay tababar muddo dheer qatay, Munaasibada Tababarkan loogu soo xidhayey Ciidanka Booliska ee loo yaqano RRU ayaa wax ka soo qaybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka ahana Ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxman Saylici,Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr.Maxamed Nuur Caraale (Duur), Wasiiru dawlaha Maaliyada Mr.Cadaani, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General. Cabdilaahi Fadal Iimaan, Badhasaabka Gobolka Saaxil, iyo Saraakiisha kala duwan ee ciidanka Booliska Somaliland.

 

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ayaa Wax uu salan Sharaf ka qaatay Ciidanka Tababarka loo soo xidhayey, waxayna halkaasi ku soo bandhigeen Aqoontii ay barteen,Ugu Horeyn wax halkaasi ka hadlay Hogaanada Ciidanka Booliska ee Somaliland Waxayna Sheegen in Ciidankani yahay mid karti u leh in qarankooda iyo Dadkooda ay ka difaacan Cid kasta oo Cadaw u ah.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General. Cabdilaahi Fadal Iimaan, oo isaguna munaasibadaasi ka hadlay ayaa ku dheeraday heerarkii kala duwan ee ay soo mareen Ciidanka Booliska Somaliland, wax kale uu uu hoosta ka xariiqay in Dufacadani tahay Dufcadii labaad ee Ciidanka RRU, balse ay jireen Dufcado kale oo Ciidanka Booliska oo Dugsigan Mandheera ka soo baxay.

 

Taliyaha oo Si gaar ah uga hadlay Ciidanka RRU iyo Qiimaha Qaranka Somaliland ku joogan wax uu yidhi“Ciidankani wax uu yahay kuwa loogu tallo galay xaladaha Degdeg ah, in ay ka hortagaan haddii ay argagixiso tahay iyo haddii ay dhibaatooyin kaleba ay tahay, Bulshada reer Somaliland Waxan u sheegaynaa in ciidankani ay yihiin badbaadiyaasha Dalka iyo Bulshada Somaliland, waxanuna leenahay bulshada reer Somaliland Ciidankan u arka in ay yihiin kuwii naftiina iyo qarankooda difaacayey, ee haw arkina in ay yihiin ciidan dhibto loo Abuuray, ciidankani waa ciiddanka difaaca qaranka lafdhabarka u aha hadii ay yihiin ciidanka booliska Somaliland ka tirsan sidda kuwa Birmadka ee RRU, Goobtan aynu joogno ee Mandheera Wax ka qalinjabiyey dhawr dufcadood oo kala duwan ay ka mid yihiin Ciidanka SPU iyo Kuwo kale..”Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland.

 

Isaga oo hadalka Sii Watana Wax uu yidhi “Ciidankan RRU wax loogu tallo galay hawlaglada culus, Waxana la galiyey tacab farro badan, Runtii Marka ay Ciidankani ay galan hawlgalka waan ku farxaa sidda Quruxda badan ee ay u nidaamsan yihiin, Marka Tobanka Nin ee Ciidanka RRU waxay u dhigmayaan 100Askari oo booliska kale ah, fanna ma ah oo kuwa kale in ay ka hooseyan ma ah , lakiin Tacab badna ayaa kuwan la galiyey.”Ayuu yidhi.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr.Maxamed Nuur Caraale (Duur), oo isaguna halkaasi hadal dardaran ah u jeediyey Ciidanka Tababarka loo soo Xidhayey ayaa Wax uu ku dardaray in ay iska jiran Balwada oo uu sheegay in ay Nafayso Qofka Garadkiisa iyo Awoodiisaba. Wax kale oo uu Jawaab kulul ka bixiyey Dadka Wax ka sheega Hawlgalada Ciidanka RRU waxanu yidhi “Ciidanka RRU Dalka wuu ku cusub yahay, lakiin Qof kasta oo reer Somalilander ahi dhagihiisu way maqleen, marka ninba turjumaad ayuu saartay, dadka qaarba faafiya in ay cadaw yihiin, waxanu halkan ku cadeynaynaa in anay cadaw ahayn,basle ay yihiin ilaaliyaha Amniga shacabka iyo dalka iyo dadkaba, waxay Ciidanka RRU Cadaw ku yihiin cidii cadaw ku ah nabada mushtamaca Somaliland, basle Ciidanka RRU Bulshadooda Somaliland waa saaxiib la nool oo dadkooda Ilaashada, ee ma ah dad meel kale ka yimid, ee waa dad bulshada reer Somaliland ka yimid oo dadku dadkii yihiin, marka runtii waxaynu meesha ka saareyna dadka Makarafoonada qaata ee Sidda khaldan u tilmaama ciidankaasi.”Ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Guduhu.

 

Wasiiru Dawlaha maaliyada Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa isaguna wax uu ku dheeraday Qiimaha ay leeyihiin tababarad la siiyo ciidanka, waxanu sheegay in tan iyo markii la qarxiyey Darihii Matanaha ahaa ee Maraykanka la sameyey Ciidamo la dagaalama Argagixisada siddasi daradeedan Ciidankani yahay mid la jaanqadaya Ciidamada Caalamka.

 

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo Gabogabadii halkasi ka hadlay ayaa wax uu Ciidamada RRU-da ku booriyey in ay Marka hawlgalka ay waddan Dadka si fiican ula dhaqman.

 

Waxanu yidhi “Marka Aad Badhitan ama Dareen uu Yimado ama War lahelo Cidii shacabka ee Habeenkasi la Dulmaraa haw aragto in la badbaadinayo yaanay u arkin Ciidan Dhibaato u geysanaya iyaga, Wax loo bahan yahay in aad Bulshada Dhawrtan inta aad dhawri kartaan, Dadyoogu waxay ku Cawdaan wax ka mid ah qaarba odhanaya marka aqalkii loo dhaco ee Dabadedan, wax laga baadhayo dadkeenu wuu iska dhib badan yahay si uu ceeb ku marmariyo wax uu odhanayaa waa laybaadhay oo hanti ayaa layga qaato waxba la samey, marka waxan idin leeyahay marka ad meesha gashan ee aad dadka badhiysan, Qaar kaxaysta oo hadlin la socdaan si anay idin odhan waxbay naga xadeen..”Ayuu yidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Goonta mandheero ee askarta lagu tababaro waxaa haboon in magac cusub loo bixiyo oo layidhaahdo LIXLE ACADEMY SCHOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah very good idea re name the Academy school after the legendary Mujahid even though i prefer they should name the airport of Berbera after Mujahid lixle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Xaaji Xunjuf, I remembered one day in hargeisa in 1987, i was really young at the time. It was a morning and i was going to school, when i came out from my house there were so many soldiers on street. It happened all in few minutes, there were people running different directions some of them were detained, at this point i decided to go back home and for reason, i didn't go to school on that day (i was happy). But then the city was deserted for few days, no one was going out and the following week, people found out that Lixle was in the vicinity, he was basically in every corner of hargeisa for few days without no body noticed. The whole week there were tanks everywhere and the city never came back to normality. The CIIDANKA XOOGA dalka used to called him the magician, i never forgot that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Police Force Enhances Rapid Reaction Capabilities

 

Thursday, 14 March 2013 16:54

VP Sayli © flanked by from right Minister Osman Minister Duur and Gen Fadal at the RRU graduationBy: Yusuf M Hasan

MANDERA (Somalilandsun) - The police force has strengthened its capabilities for a fast reaction to diverse eventualities following the graduation of 100 officers at the Mandera police academy.

At a ceremony officiated by the Vice president Hon Abdirahman Abdilahi Ismail 'Sayli' at the Mandera Police Academy the 100 graduating officers were officially inducted into the Rapid Reaction Unit-RRU , which is a year old police unit British crack unit with specialized anti-terrorist skills British trained crack unit with specialized anti-terrorist skills conducted under funding from t and by officers from the United Kingdom

The incoming officers join their now hardened colleagues at RRU which was launched in March of 2012 to not only conduct the main duty of counter-terrorism activities but provide police departments nationwide with extra muscle whenever the need arises.

While mounting their most important guard of honour at their graduating ceremony the 100 officers who were recruited for the specialized training from various police units' proffered gratitude for the opportunity to receive specialized training and subsequent deployment to the crack and prestigious RRU which they promised to service with dedication and distinction.

Those thanked were local and British instructors as well as the VP and his entourage that included the minister of interior Mohamed Duur Arale, State minister of Finance Osman Abdilahi Adani and Commissioner of Police Brigadier General Abdilahi Fadal Iman.

representing his boss on official visit to Turkey Dr Ahmed M Silanyo, VP Sayli who thanked the UK government for making the unit a reality not only through funding but specialized expertise as well also informed of pride the nation holds the police academy and its continued stream of a trained cadre of law enforcement officers.

While congratulating the graduate's Interior minister Duur Arale who cautioned rumormongers terming the RRU as government tool for public subjugation said the unit was created after it became apparent that counter-terrorism and rapid reaction and deployment skills were lacking within the police force.

Revealing that the interior ministry plans to continue training more officers for the unit as well as existing ones Hon Duur Arale also thanked the UN for its Rule of Law & security-ROLS programe that has benefitted the police force and Judiciary over the years.

According to Brig General Fadal Iman the 100 officers who were recruited from various units of the police nationwide who successfully completed a three months specialized anti-terrorism training as well extra lessons like bomb disposal, fire-fighting, first aid thus the only unit to possess these hitherto unavailable skills within the country's security forces.

As he officially inducted the 100officers to the RRU the police commissioner revealed that the crack British trained unit which will continue operate under the command of the Special Protection Unit-SPU has sufficient logistics to deploy and deal with any adverse eventualities in all corners of the country.

The SPU that provides protection to expatriates and other foreign dignitaries during official functions in Somaliland is an elite unit wholly funded by the UN following the spate of brutal murders perpetrated against expatriates by Al-Shabaab in 2003 and 2004 that saw a Annalisa Tonnelli killed in Borama, a British couple SOS school Sheikh and a Kenya development worker in Darburuq area.

The police training college which has become a beehive of activity graduated its 26th batch of recruits solely composed of Female officers numbering 150 who are to serve in various stations of the country early this month.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this