Sign in to follow this  
somalee

A common Somali mistake ;)

Recommended Posts

Odey   

Haatu- Walaalow sawirka aad isticmaashiid qarow ayaan ka qaadey!, Ilka waaweenaa Subxaanallah!

 

Xalay OO dhan ayaa aniga iyo geedkaas ilka waaween dagaal na dhex marayey, marka saaxiibow haben kale kama bixi karee, iga qalee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Saaxiibow, ninba waxbuu ka baqaa. Waxaan isla joogney nin askari ah xiligii dagaalka ugu kululaa ee AMISOM xamar ka wadey. waxeeyna isticmaali jireen dhamaan nocyada kala duwan e Artilleryga ah. Askarigaan geesi geesi dhaley ayuu ahaa oo xabada oo si waalan uu dhacaysa ayuu iska dhex socon jirey. Laakin mar alle markii ay soo ridaan BM'ka iyo tangiyada bilaabaan hawlgalkooda ayuu shimbir roob ku da'ay camal noqon jirey.

 

Walaalow meel lugu baqo ayaadan joogin mooyaane waa baqi laheed. Koleyba anigu geedkaan ilkaha waaween ka baqay :D nin aan baqin waa loo baqaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this