Sign in to follow this  
Abu-wehliye

Maxaa Sheekha loo diley?

Recommended Posts

In qof Muslim ah la dilaa waa xaaraan waxaase kasii daran in guriga Allah dhexdiisa loogu galo laguna toogto!!!

Waxaan la soconaa in Ilaahey Muslimiinta uu ka xaaraantimeeyey in si xaq aan aheyn ay isku dilaan. Ilaahey Qur'aanku wuxuu nooga sheegey in "Ruuxii u Dila Mu'min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oos ku Waari dhexdeeda, wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Laenadi wuxuu u darbi Cadaab wayn".

Nabi Muxammad (SCW) waxaa laga wariyey inuu Xadiith minihiisu yahay ku yiri" Waxaan ku dhaartey Allaha nafteyda gacantiisa ku jirta ee Ruux Muslim ah oo dil loo geeystaa waxey Ilaahey agtiisa uga weeyntahay in aduunyada oo dhan la baabi'iyo"

Mar hadeey arintu sidaa tahay maxaan ku fasiri karnaa dilaka loo geeystey Sheekh Cabdulqadir Gacameey?
Sheekhu sidaan la socono wuxuu ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ee waaweyn, dilkan loo geeystey ee xaq darda ahna waxaa qof walboo muslim ah waajib ku ah inuu cambaareeyo, waxaana waajib inagu ah inaan uga qisaasno kuwa ka danbeeyey dilkiisa.

Waxaan halkaan uga tacsiyeeynaayaa ummada Soomaaliyeed meel walboo ay joogto dilka sheekh loo geestey waxaana leeyahy "Inaa-lilaahi Wa-inaa Ileyhi Raajicuun".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this