Sign in to follow this  
QansaxMeygaag

Somali Concept of Beauty

Recommended Posts

Wadani;919566 wrote:
Traditional somali standards for female beauty are: midab saafi ah oo noqon kara maariin ama casaan, cirid iyo dibno (bushumaan) madow, ilko cad oo siman, san dhuuban, waji qorqoran, indho waawayn, qoor dheer, timo dheer oo jilicsan ama jileeca xiga, xaad saaran gacmaha iyo lugaha, waa inay dheertahay, dhex dhuuban tahay, hilibna ay ku yeelataa kubabka, gacmaha iyo meelaha kalee xasaasiga ah lol.

 

Maxaan ka tagay?

Fine lines on the long giraffe-like neck - cabaadho/cabaaro???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salahudin;919577 wrote:
Wadani, gabdhaha aad tilmaantay somali galbeed ayaa laga helaa un sxb, dhulka kale way ku yar yihiin mana aqan sababta....

Lack of travel on your part? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

QansaxMeygaag;919626 wrote:
Fine lines on the long giraffe-like neck - cabaadho/cabaaro???

I knew I forgot something.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Rahima, the word qalanjo is used as a metaphor for outstanding beauty / muuqdheer nimada quruxda gabadha. Geenyadana is truely a beautiful animal to Somaalis, tall, elegant, qab leh - again used as a metaphor. We have to appreciate the cultural context our language is embedded in: conservative, poetic and nomadic. So direct descriptions of girls were few. The dawn, sunset, greenery of the rain seasons, flowers etc are all used to capture the beauty of the person described. ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

^ I do get it Blessed ;), just making an observation about that particular animal. I mean honestly, of all the animals possible, an elephant?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;919637 wrote:
I knew I forgot something.

There was a qaraami song "qamarey" with a line qoortaada dheerey/laguqoray cabaadhyada

 

I found it, I found it! here: http://maalmo.com/hees/k/kooshin_qamar-3.html

 

By Kooshin!

 

Anyone wants to have a go at the lyrics?

 

Can't figure the lady in the duet singing "qumanoow"...

 

I am dedicating the song to all the ladies on SOL; am sure you are all gorgeous somali geenyas :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rahima;919643 wrote:
^ I do get it Blessed
;)
, just making an observation about that particular animal. I mean honestly, of all the animals possible, an elephant?

One of many, sorry, I started this! Many girls called Geenya, the mythical animal....that sounds much better than a she-elephant....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Rahima lol. I know what you mean but we're not supposed to take it literally.. Shukaansiga ha ka jiidhiin wiilka dee lol

 

Wadani / Ina Maygaag , it's magool and beer dilaacshe AUN. My favourit song.

 

She says: waxan kugu qadariya

Amba kugu qiyaasaa

Qabri hoose mooyo

Qumanoow qarnigaba ma noolee

Nabi Yusuf quruxdii

Qaadirkeenu siiyaa

Adna qayba ka wadataa oo Qarykaa ku dhaaftee

 

Yadaa ka amaan wacan ninka lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Yet you will get a girl that would not fit any of these Somali measurments of beauty being called the prettiest of all. "how?" I hear you ask. Err..jinn bay leedahay. :D

 

Naga daaya dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;919652 wrote:
Rahima lol. I know what you mean but we're not supposed to take it literally.. Shukaansiga ha ka jiidhiin wiilka dee lol

 

Wadani / Ina Maygaag , it's magool and beer dilaacshe AUN. My favourit song.

 

She says: waxan kugu qadariya

Amba kugu qiyaasaa

Qabri hoose mooyo

Qumanoow qarnigaba ma noolee

Nabi Yusuf quruxdii

Qaadirkeenu siiyaa

Adna qayba ka wadataa oo Qarykaa ku dhaaftee

 

Yadaa ka amaan wacan ninka lol

Awwwwwwwwww! I think I'd run 100km after any gabadh who sang that for me...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geeljire's definition of qurux:

 

Sifooyinka ay qurux dumar ku tilmaameen geeljiriyaashii hore waa sidaan:

 

  • Afar waa inay gabadhu u dheer tahay: Labada gacmood, timaha iyo qoorta
  • Afar waa inay dhumuc u leedahay: Labada kub iyo labada cududdood.
  • Afar waa inay u caddahay: Labada indhood iyo afka labadiisa lakab
  • Afar waa inay u madowdahay: Labada sunniyood iyo labada indhood wiilashooda.
  • Afar waa inay deeb u leedahay: Labada dibnood iyo labada mudane (naasaha caaradooda).
  • Labana waa inay u dhuuban tahay: Qoorta iyo dhexda.
  • Labana waa inay u shushuban tahay: Labada dhaban.
  • Halna waa inay u qoran tahay: Sanka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this