Sign in to follow this  
Daqane

Dowladda Somalia oo Maamul KMG ah u Magacowday Gobolka Bay iyo mas'uul kasoo horjeestay

Recommended Posts

Daqane   

Talaado, Feberaayo 05, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa maamul cusub oo shaqeynaya lixda bilood ee soo socda u magacowday gobolka Bay iyo degmada Baydhabo ee xarunta gobolkaas, iyadoo maamulkaas uu kasoo horjeestay guddoomiyihii gobolka Bay ee la bedelay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geeseey).

Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha baarlamaanka oo ah ku simaha xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha gobolka Bay loo magacaabay, Cabdi Aadan Hoosoow iyadoo xilkii laga qaaday Cabdifitaax Geeseey.

guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo maamulka gobolka Bay ayaa waxaa loo magacabay, Mustaf Ibraabim Cali (Sanbuur) iyadoo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada loo magacaabay, Ibraahim Xuseen Xasan.

Sidoo kale, waxaa wareegtada lagu sheegay in guddoomiyaha degmada Baydhabo uu sii ahaanayo mas’uulkii jagadan horay u hayay, Xasan Macallin Axmed (Biikole), iyadoo guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda loo magacaabay, C/qaadir Sheekh Cali Aadan (Barako), guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda, Maxamed Macallin Ibraahim (Dhalo-dheere), guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada, Sandheere Maxamed iftin iyo xoghayaha dowladda hoose ee degmada Baydhabo oo loo magacaabay Axmed Maaddeey *****.

Wareegtada oo ku taariikheysnayd 04/02/2013 ayaa waxaa ku saxiinaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo la sheegay in lagu soo saaray soo jeedinta wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee dowladda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed iyo malaaqyadii arrintan u xilsaarnaa.

Dhanka kale, guddoomiyaha xilka laga qaaday ee gobolka Bay, C/fitaax Geeseey ayaa kasoo horjeestay wareegtadan, isagoo sheegay inaan loo marin soo saarista wareegtadan habkii sharciga ahaa, wuxuuna sheegay inuu isagu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee gobolka Bay.

Geeseey oo wareysi siiyay VOA-da isagoo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in isaga ay soo doorteen dadka deegaanka, uuna bedeli karo qof ay dadka deegaanku soo doortaan,balse uusan ogolaanayn in maamul dusha laga keenay uu xilka ku wareejiyo.

Lama oga go’aanka ay dowladdu ka qaadanayso diidmada guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Bay, iyadoo Geeseey uu ahaa guddoomiyaha gobolka Bay sannadihii ay Al-shabaab gacanta ku haysay degmooyinka gobolka Bay.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post

Link to post
Share on other sites

Daqane;915938 wrote:
Wareegto kasoo baxday guddoomiyaha baarlamaanka oo ah ku simaha xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari)
ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha gobolka Bay loo magacaabay, Cabdi Aadan Hoosoow iyadoo xilkii laga qaaday Cabdifitaax Geeseey.

.....................................

......................................

Dhanka kale, guddoomiyaha xilka laga qaaday ee gobolka Bay, C/fitaax Geeseey ayaa kasoo horjeestay wareegtadan, isagoo sheegay inaan loo marin soo saarista wareegtadan habkii sharciga ahaa, wuxuuna sheegay inuu isagu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee gobolka Bay.

Geeseey oo wareysi siiyay VOA-da isagoo ku sugan magaalada Baydhabo
ayaa sheegay in isaga ay soo doorteen dadka deegaanka, uuna bedeli karo qof ay dadka deegaanku soo doortaan,balse uusan ogolaanayn in maamul dusha laga keenay uu xilka ku wareejiyo.

Lama oga go’aanka ay dowladdu ka qaadanayso diidmada guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Bay, iyadoo Geeseey uu ahaa guddoomiyaha gobolka Bay sannadihii ay Al-shabaab gacanta ku haysay degmooyinka gobolka Bay.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

Muqdisho, Soomaaliya

So the Parliamentary Speaker is the caretaker President when the President is away and gives signed directives to nominate Regional Governors..... Interesting system.....

Yet the President states in interviews overseas that the Interior Minister is responsible for setting up temporary regional administrations, not the Speaker of the Parliament.

Brings to mind that old adage: Dheguhu iyo Afku is ma maqlaan.....

'Me thinks' this is simply a poorly planned gambit to derail former TFG Speaker Sharif Hassan's recent moves to set up a regional admin in the same area (Sharif Hassan is interested in creating a new power-base for his political ambitions - if A. Yusuf, was able to create Puntland as a jump-off point to national power, why not me??)

Interestingly, Sharif Hassan (former TFG Speaker) had a Nairobi meeting in January with Madoobe(of Jubaland fame) to discuss these plans.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Daqane   

Well from what little I know according to the new law approved by the cabinet [and being debated in parliament] the government is supposed through the interior ministry appoint the transitional admins, perhaps this was signed off on by the speaker of parliament in an executive capacity.

From what I know of the man and those that work with him, he is one of the very few Somalis who does not want to involve himself in anything beyond his remit as parliamentary speaker, either he is chairing parliamentary sessions, buried nose deep in a book or is nipping out on his khat rounds [words of others not mine].

Sharif Hassan's regional admin has been a dream he has been trying to make reality for a while, and he has every right to do so, only thing is what sort of support he would garner after his stint as speaker, people in somalia want the best for there federal regions many from that community are wondering at the sort of administration they could expect under sharif.

The meeting between madoobe and shariif is because of the negotiating stand he took vis-a-vis jubbaland and bay and bakool, classic kissinger asking for the moon and settling for R block rights defender in that political dispensation.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Daqane;915959 wrote:
Well from what little I know according to the new law approved by the cabinet [and being debated in parliament] the government is supposed through the interior ministry appoint the transitional admins, perhaps this was signed off on by the speaker of parliament in an executive capacity.

From what I know of the man and those that work with him, he is one of the very few Somalis who does not want to involve himself in anything beyond his remit as parliamentary speaker, either he is chairing parliamentary sessions, buried nose deep in a book or is nipping out on his khat rounds [words of others not mine].

Sharif Hassan's regional admin has been a dream he has been trying to make reality for a while, and he has every right to do so, only thing is what sort of support he would garner after his stint as speaker, people in somalia want the best for there federal regions many from that community are wondering at the sort of administration they could expect under sharif.

The meeting between madoobe and shariif is because of the negotiating stand he took
vis-a-vis
jubbaland and bay and bakool, classic kissinger asking for the moon and settling for R block rights defender in that political dispensation.

Daqane,

You're more clued up than I gave you credit for ;) I'm impressed! Seriously!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Daqane   

thanks ya boss!

Planning to keep this as a rolling thread...

Xildhibaano kasoo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo kasoo horjeestay Maamul ay Dowladdu u magacowday Gobolka Bay

Khamiis, Feberaayo 07, 2013 (HOL) —Xildhibaanno kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Baydhabo ayaa waxay ku sheegeen inay kasoo horjeedaan maamulka cusub loo soo magacaabay gobolka Bay.

Shirka jaraa’id ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan Mustaf Mukhtaar Guudow isagoo sheegay in maamulka hadda lasoo magacaabay uu yahay mid khalad ah oo waqti-xaadirkan lasoo magacaabi karin, wuxuuna sheegay in magacaabistaas ay dowladdu ku deg-degtay.

“Waxaa fiicnaan lahaa in la sameeyo doorasho dadweyne ee uusan qof keliya soo magacaabin maamul,” ayuu yir xildhibaanka oo ka mid ah xubno si aad ah uga soo horjeeda maamulka ay dowladdu u sameysay gobolka Bay.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa baryahaan ka jiray xaflad qado-sharaf ah oo uu qabanayaye guddoomiyihii hore ee gobolka Bay, Cabdifataax Geesey isagoo raadinaya codka shacab si ay u taageeraan una diidaan maamulka cusub ee dowladda fedaraalka soo magacowday isagoo isku-dayey inuu maamulkiisa difaacdo.

Dhismaha maamulkan cusub ayaa waxaa qayb ka qaatay malaaqyadii soo dhisay dowladda federaalka oo ka kooban dhammaan beelaha Digil iyo Mirifle, iyagoo u gudbiyay wasiirka arrimaha gudaha iyo xafiiska madaxweynaha.

Sidoo kale, waxaa jira hadallo kasoo baxaya golaha aqoon-yahannada Digil iyo Mirifle kuwaasoo sheegaya inaan arrintaas aan lagala tashan; sidoo kalena aan lagala tashan qaybaha kala duwan ee bulshada. Waxayna xuseen inaan lagu soo xulay xubnahan aqoon.

Baydhabo ayaa waxaa ka jira xiisad dhallin karta gacan ka hadal, waxaana magaalada ku arkaysaa maleeshiyo iyo ciidammo tiro badan oo magaalada gaaf-wareegaya.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Daqane   

Things just got physical!!

Xaaladda Magaalada Baydhabo oo kacsan

Jimco, February 08, 2013(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xaaladda magaaladaas ay aad u kacsan tahay kaddib markii ay la weeraray hotel uu magaalada Baydhabo ka deganaa guddoomiyaha cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacawday Gobolka Bay.

Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamo uu horkacayay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey ay weerareen Hotel Eeden oo uu degan yahay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bay Cabdi Aadan Hasoow.

Intii aysan ciidamada Guddoomiyihii hore gudaha u gelin hotelka ayaa waxaa goobta soo gaaray Ciidamo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo la wareegay ammaanka Guddoomiyaha, waxaana lagu soo warramayaa in Guddoomiyihii hore iyo ciidamadiisa ay goobta ka tageen ka hor intii aysan soo gaarin ciidamada Itoobiyaanka ah.

Ciidamo faro badan oo raxan-raxan u socda ayaa gudaha magaalada lagu arkaa, kuwaasi oo aan horay gudaha magaalada loogu arki jirin.

Guddoomiyihii hore C/fataax Geesey ayaa ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo guddoomiyenimada gobolka Bay loogu magacaabay Cabdi Aadan Hasoow.

La soco wixii ku soo kordha xaaladda Magaalada Baydhabo.

Xafiiska Wararka Hiiraan Online

Share this post

Link to post
Share on other sites

^What? Did you say Shariif Hassan? Is he still active in the arena of Somali politics, I thought he was out and done.

Also what are both the Ethiopian troops and AMISON forces doing in Baidoa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Daqane;916908 wrote:

Sheeko waalan walee. Is this the usual L vs H story?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waranle_Warrior;917027 wrote:
^What? Did you say Shariif Hassan? Is he still active in the arena of Somali politics, I thought he was out and done.

Also what are both the Ethiopian troops and AMISON forces doing in Baidoa?

He's not out, he is actively working on a state in Bay and Bakool, giving him leverage in the future. But the Speaker in Mogadishu also wants political control and is using his position to install a new governor that is loyal to Mogadishu.

Ethiopians control both Bay and Bakool regions, AMISOM are sometimes in the cities of these various regions but the majority falls under Ethiopia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this