Sign in to follow this  
Taleexi

Khatumo Vs. Oodweyne

Recommended Posts

Taleexi   

Waryaa mudane Oodweyne, kuwii nabad diidka ahaa, ee marna la oran jirey SSC, markii danbena la baxay maamul goboleedka Khaatumo, waa adigii berigii saddexda bilood u qabtaye maxay la soo taagan yihiin?, maxayse u qalin daarayaan geedi socodka qaranimada Somaliland?. Ku mahadsanid cantarabaqashkaad soo wadid.

 

Tu san,

Taleexi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waa hagaag Oday. Dadaalka diyaar garowga waa sii wadayaa, kaabiyada dhaqaale waa sii xoojinayaa, ha'yadaha dawladeed ee maamul goboleedka waa sii dhisayaa dabadeed kolka waqtigu saamaxo waa is herdiyidoonaa, arkina doonnaa in Duriyaddu carro Dhul-bahante colaad la'aan ku faanfaanido :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

La kala badin maayo ee maad kala joogtaan. Taleexi waxaan ogaaday in nimankiinani aad sool iyo sanaag oo dhan sheeganaysaan. Labada dhinacba dhul aanay lahayn ayay u hanqal taagaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani waxad weydisa Taleexi wuxu uga carayo walaalihi Somaliland , ileen walalihi abtirsiin ku sheega la wadaagi jiray wa hadalki cali galaydh eeh waki iskaga yimi. Caqli maha dhagaxaanta dhexdoodaan fadhiyaya Liibaan na xaflado camarada la tegeyaa. Garaad talo gooyaanu niqinay wamaxay Garaadkan reerki dhinac u wadi wayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji Xunjuf;913809 wrote:
Wadani waxad weydisa Taleexi wuxu uga carayo walaalihi Somaliland , ileen walalihi abtirsiin ku sheega la wadaagi jiray wa hadalki cali galaydh eeh waki iskaga yimi. Caqli maha dhagaxaanta dhexdoodaan fadhiyaya Liibaan na xaflado camarada la tegeyaa. Garaad talo gooyaanu niqinay wamaxay Garaadkan reerki dhinac u wadi wayey.

Adna maxaa walaalahaa Soomaaliyeed kuu diidey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji Xunjuf;913813 wrote:
Haatu walaalahagi Kikiyo iyo Luo ka waran dooraashi bay galayaan walalaha kee baad ugu ridaysa:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji Xunjuf;913813 wrote:
Haatu walaalahagi Kikiyo iyo Luo ka waran dooraashi bay galayaan walalaha kee baad ugu ridaysa:D

Walaalahey waa kuwa habeen iyo maalin i caaya, Kikuyu iyo Lama-gudayaasha maxaa iga galey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wadani;913812 wrote:
^ Kuwa Somaliland dagani ma jarmal baa? Maxaa Somalia kuu diiday dhe adeer.

It was Xaaji that started it. He's the one that asked Taleexi that question first so I was just showing him how absurd it was.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War walalaha ha fogeyn waxay ku ogaladeen inad codeysid dimuqradiyad adigaba maalin hore sheegey laydh iyo schoolo na wa ku dhiseen,Ma walaal ka fiican baad heli karta walaalka hadu ka yara madowyahay maha inu yahay walaal Xun eeh walaalkagi ka madooba uun:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Oodweyne;913810 wrote:
Taleexi
,

 

Adeer, sheekaddu, dagaal uun maahe ee bal waxaad eegtaa in aaanu sikale u rogi doono
:D
Taa waxaan uga jeedaa caro Dhul-bahante waxa laga yaabaa in ay adiga kuu tahay mid adiga kuu gaar ah, hase-ahaatee, aniga iyo inta Somaliland amminsan waxa aaanu qabnaa in aadan naga xigin, oo walee iyo bilee in aanan anigu qabin in
Buuhoodle
uu iga xigo nin kale.

 

Markaa, adeer, waan kuu hubaa in aan soo xero-galinta inta ka maqan Somaliland sida Xudun iyo buuhoodle, iyo waliba, magaaladaa taariikhiga ah ee Taleex, aanu dagaal ku iman doonin, laakiin ay ku iman doonto si isqancin ah iyo geedka hoostiisa oo aanu ku dhameysano inta mugdiga fudud ah ee nadhextaala. Markaa, adeer, hays odhan dagaal baa kugu soo socda ee bal meelkale wax ka eeg, yaa xaaji..
:D

Horta haddaadba yare dareentay qori cidna laguma khasbi karo Khaatumo seeg ma tihid :), teeda kale waa maxay sababta qaranka Somaliland ula hadlayaa dawladda Muqdisho, miyaanad 20 sano iyo siyaado u sheegayn shacabka Ngonge, JB, Alpha, XX leh inaan cidna loo joojinayn :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;913809 wrote:
Wadani waxad weydisa Taleexi wuxu uga carayo walaalihi Somaliland ,.

Cidna kama cararin ee qasabka baan ka gilgishay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this