Sign in to follow this  
Taleexi

Khatumo Vs. Oodweyne

Recommended Posts

Taleexi   

Marxaladdaad ku jirtaan waxay i soo xusuusisaa sheeko xariirtii Soomaaliyeed ee ahayd: Beri baa nin fulay ahi gabadh guursaday, nasiib darro ninka muuqaalkiisa, muruqiisa, iyo fulaynimadiisu isma lahayn, habeen habeennada ka mid ah baa tuug u soo dhacay isaga oo marwadiisii gosha kaga jira, haddiiba sanqadhii noolaha guriga soo galay lagu soo kacay, xaaskiisii baa kula faqday war tuuggu TV-gii qaaday, markaasuu ugu jawaabay naa anigaa jac la maagane i sug, markaasay haddana kula faqday oo daahiina furaye, markaasuu ugu jawaabay naa anigaa jac la maagane i sug, sidaas buu tuugii gurigii ku rartay, markuu bannaanka u baxay ayuu ka dabaqayliyey oo ku dhawaaqay Alla tuuga, tuuga qabta, markaas buu intii alaabtii daadiyey naftiisa la baxsaday, the moral of the story, ma saas oo kale baad rabtaan marka Siilaanyo qabriga ku rido SL inaad tidhaahdaan Alla qaranimadii waa taa !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this