Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan

Recommended Posts

Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in weftiga ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ay isla soo qaadeen wada hadalo hore oo u socday, kuwaasi oo la xidhiidhay sidii ay labada dale e Somaliland iyo Koonfurta Suudaan isku dhaafsan lahaayeen safaarado.

 

Waxaanu wasiirku tilmaamay in ay heshiis kuwada gaadheen dawlada Koonfurta Suudaan in ay Somaliland safaarad ka furto magaalada Jubba isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan xafiiskaasi u farayaan, waxaanu yidhi “Waxa kale oo aanu la kulanay weftigii ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ee ka qayb gelayay shirka waxaanu ka wada hadalnay wada hadalo horeba noogu socday oo ah in labada dal ay is dhaaf sadaan xafiisyo iyo safaarado taasi oo mudaba qabyo ku ahayd dhinaca Koonfurta Suudaan oo hore u sheegtay in aanay farsamo ahaan diyaar u hayan bal se aanu mabda’iyan isla qaadanay, waxaanan shacabka Somaliland u sheegayaa in labada dalba ay ku heshiiyeen in sida ugu dhakhsaha badan dawlada Somaliland loo ogol yahay in ay safiir iyo safaaradba ka samaysato magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan, laakiin ay dawlada Koonfurta Suudaan muddo ku qaadan doonto arrin dhinaca farsamada ah awgeed.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Xaaji Xunjuf;913692 wrote:
Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in weftiga ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ay isla soo qaadeen wada hadalo hore oo u socday, kuwaasi oo la xidhiidhay sidii ay labada dale e Somaliland iyo Koonfurta Suudaan isku dhaafsan lahaayeen safaarado.

 

Waxaanu wasiirku tilmaamay in ay heshiis kuwada gaadheen dawlada Koonfurta Suudaan in ay Somaliland safaarad ka furto magaalada Jubba isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan xafiiskaasi u farayaan, waxaanu yidhi “Waxa kale oo aanu la kulanay weftigii ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ee ka qayb gelayay shirka waxaanu ka wada hadalnay wada hadalo horeba noogu socday oo ah in labada dal ay is dhaaf sadaan xafiisyo iyo safaarado taasi oo mudaba qabyo ku ahayd dhinaca Koonfurta Suudaan oo hore u sheegtay in aanay farsamo ahaan diyaar u hayan bal se aanu mabda’iyan isla qaadanay, waxaanan shacabka Somaliland u sheegayaa in labada dalba ay ku heshiiyeen in sida ugu dhakhsaha badan dawlada Somaliland loo ogol yahay in ay safiir iyo safaaradba ka samaysato magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan,
laakiin ay dawlada Koonfurta Suudaan muddo ku qaadan doonto arrin dhinaca farsamada ah awgeed.

You can fool people sometime but not all the time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

The foriegn minister of Somaliland is a duplicitious smooth talker, who sings the masses lullabies to return an awakened Somaliland public to their state of slumber. But it's a little too little too late, because he isn't fooling anyone but himself.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Seems like a natural progression in the relationship betwen S.Sudan and Somaliland to be upgraded to the offical representative level, I guess that would make another IGAD member with an SL office

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Wadani;913737 wrote:
The foriegn minister of Somaliland is a duplicitious smooth talker, who sings the masses lullabies to return an awakened Somaliland public to their state of slumber. But it's a little too little too late, because he isn't fooling anyone but himself.

 

Wasnt the budget for this office included in the 2011 expenditure? So where did the money go?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this