Sign in to follow this  
walaashiis

does anyone know gogaale?

Recommended Posts

Hibo   

BARWAAQO lol Illaahey kama baryin libaax in uu i liqo oo hadana i laba tufo aacuudka

 

------------------

My right hand and left hand are twins:

One entertains the guests and walks the weak;

I am sweetness and bitterness planted in the same place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Salaam all, these remind me old days back in somalia...

 

Soul_lady,

G; Soo wif sii wif aabboowe samatar saakaba wey kan?

- Qoraxda

 

Starlight,

G;Wax cirka taar kule dhulka taar kule tagoogi orgi leh tunka saar kule aan la taaban karin....

 

- Dabeysha

 

G:wax dheer oo dheer oo dheeraan qoyan...

- Ceelka

 

Barwaaqo,

 

G;Libaax ku laq oo ku soo laba celi...

- Guriga

 

Googaa; Xeradayadu waa wada ul oo ul la qaato ma leh?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xeradayadu waa wada ul oo ul la qaato ma leh?

 

waa dhogorta ariga isnt it??

 

Googaa??

Cunaha laguugu dhag.

 

Googaa

Gabadhayda markey xagaas fadhiday maxaad ka baar baaraneysay??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goo gaa

cadaleee'

 

gurigeyga gadaashiisa odey dhala cad baa fadhiyo.

 

Googaa

cadale

Cadmacaan geed la fuul??

 

Googaa

cadale

Kili foow tiri bal car soo qabo??

 

Googaa

cadale

Sadaxnin oo sac waalan sidata??

 

googaa

cadale

buul abaar ka dhisan??

 

Googaa

cadale

idin yaroow alaalaale??

 

CUNAHA LAGUUGU DHAG

 

------------------

The best and most beautiful things in the world cannot be seen or even touched.

They must be felt with the heart ...

 

 

[This message has been edited by Starlight (edited 04-29-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

starlight i got som answers

 

 

gurigeyga gadaashiisa odey dhala cad baa fadhiyo.

 

 

Sadaxnin oo sac waalan sidata??

 

 

Xeradayadu waa wada ul oo ul la qaato ma leh?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

starlight i got som answers

 

 

gurigeyga gadaashiisa odey dhala cad baa fadhiyo.

dambaska

 

Sadaxnin oo sac waalan sidata??

ma aragtay marka wax la karinayo dhagxaanta loo la saaro dheriga

 

Xeradayadu waa wada ul oo ul la qaato ma leh?

waxa weeye geeska riyaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

ayoow ayoow...iyaa abaay...ani ajakis aa la idhahaa..libaax tabarteey ma'aha...is laqoow aaaaa?..jinni ninkii keenaa bixiyo..hadii aamba u dhawaado ha i dhunjiyo..by the way...i'm new to da nomad community...i'm more than happy to be a nomad_4life...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this