Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Health Minister takes part in International Conference in Addis Ababa Ethiopia

Recommended Posts

Puntland Health Minister Dr. Ali Abdullahi Warsame took part in a International Conference called African leadership for child survival. The meeting was

 

The meeting took place in the AU headquarters/meeting hall from 16-19 January 2013. Over 50 countries participated and 15 International Humanitarian Agencies.

 

Somalia was presented by Puntland's Health Minister. The Minister also met his Ethiopian counterpart. The meeting was organised by Ethiopian Health Ministry, USA and UNICEF.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame Oo Shir Caalami ah kaga qaybgalay Magaaladda Addisababa ee dalka Itoobiya lana kulmey Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas (Sawiro)

 

Addisababa: Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa 3-dii maalmood ee u danbaysay ku sugnaa magaaladda Addisababa, ee dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qaybgalay Shir caalami ah oo looga hadlayay doorka hogaamiyeyaasha Afrikka ay ku leeyihiin badbaadinta caruurta (African leadership for child survival).

 

Shirkan caalamiga ah waxaa lagu qabtey hoolka shirarka ee xarunta midowga Afrika ee magaaladda Addisababa, waxaa kasoo qaybgalay 50 dal oo Aftika ah, 15 hay’adood oo caalami ah, Shirkan oo soconaya 16-19 January 2013 waxaa Soomaaliya uga qaybgalay Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waxaana shirka soo abaabulay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya, USA iyo Hay’adda Qaramada midoobey u qaabilsan badbaadinta caruurta ee UNICEF.

 

Shirkan ayaa looga hadlayaa sidii heshiisyo wax ku ool ah looga wada gaari lahaa caafimaadka caruurta iyo sidii loo hormarin lahaa caafimaadka hooyada iyo dhalaanka Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

 

Intii uu shirku socday Wasiirka Caafimaadka Puntland waxa uu kulan khaas ah la qaatey Wasiirka Caafimaadka Itoobiya Dr. Kasetebirhan Admasu Birhane oo ay ka wada hadleen sidii iyo qaabkii ay puntland iyo Ethiopia uga wada shaqayn lahaayeen caafimaadka, maadaama dadbadan oo u dhashay degaanka soomalida Ethiopia ay ka faa’iidaystaan adeegyada caafimaadka Puntland iyadoo aan laga qaadin wax dhaqaalle ah. Puntland ayaa waxay ka codsatay Ethiopia deeqo waxbarasho caafimaad iyo kaalmo kale oo ku aadan xaga tababarada iyo sii xoojinta wadashaqaynta adeegyada caafimaadka isu gudbayaasha xuduudaha (cross border health issues).

 

Waxaa kaloo uu wasiirka caafimaadka Puntland uu la kulmay wasiirada caafimaadka Sudan, Namibia iyo south sudan oo dhammaan ay ka wadahadleen iskaashi ku aadan caafimaadka iyo waliba sidii shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyo ardayda reer puntland ay uga heli lahaayeen deeqo waxbarasho oo caafimaad wadamadaas.

 

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa sidoo kale waxa uu la kulmey madaxda hay’ado caalami ah iyo qaar ka mid ah safiirada dalalka Afrika u jooga xarunta midowga Afrika ee Addisababa, dhamaan madaxda uu la kulmayay Wasiirku ayuu kala hadlay sidii dalalkoodu ay iskaashi dhanka caafimaadka ah ula yeelan lahaayeen Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Sawirada hoos ka daawo

 

Abdiqadir Warsame

Wasaaradda Caafimaadka

 

Abdiqadir.warsame@mohpuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji, stop being bitter. If he's representing Somalia then it's obviously something lays la ogyahey.

 

kudos to the man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;911473 wrote:
Xaaji, stop being bitter. If he's representing Somalia then it's obviously something lays la ogyahey.

 

kudos to the man.

Not bitter at all but if Somalia had a health minister he would gone there but because Somalia doesnt have a health Minister he was there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xunjuf;911500 wrote:
Not bitter at all but if Somalia had a health minister he would gone there but because Somalia doesnt have a health Minister he was there.

Isn't he Somali, in Somalia, from Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

What is wrong if he represents his country, I would even welcome SL health Minister to be the temporary health minister for Somalia, if that happens, would you support the SL health minister the same way you supported the recent bank of Somalia post for SL, and Fowzia.

 

Car wakaasee maanta iga baxso

Share this post


Link to post
Share on other sites

I never said that there is something wrong with it i just pointed out the reason why he was there nothing else, where did you hear me saying there is something wrong with him representing Somalia. I just said that he is there because Somalia doesn't have a health Minister and thats the truth. By the way i support any Somalilander oo u shaqa taga meeshu rabo may it be fawziya or the banker i support their careers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ The Xaaji is an SL patriot who supports all ethnic Somalilanders anywhere in the world (up to and including the Amir, the Somali FM, Central banker and a number of DJ natives). :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol Ngonge, Xaaji waa rageedi, daacadnimo iyo wuxuu isku darsadey suufinimo, labadaas hadey is helaana waa waalni qac bul ah

 

 

Xaaji Xeyraan, waad iga fakatey maanta, waxaan rabey inaan ku dubto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this