Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fresh clashes in northern Sool (Xudun) Between the Somaliland army and the Khatumo Miltiia

Recommended Posts

Faah Faahin Rasmi Ah Dagaalkii Maanta Dhex Maray Maamulka Khaatumo Iyo Maleeshiyaadka SNM-Ta

Jan 22, 2013 - jawaab

 

 

Dagaalkii maanta ka dhacay duleedka magaalada xudun ayaa waxaa ka soo baxaya qasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaadhay labada dhan maamulka khaatumo iyo maleeshiyaadka snm-ta warar xaqiq ah aanu ka helayno magaalada xudun ayaa sheegaya in dhanka maamulka khaatumo dhaawaca uu yahay ilaa 4 halka dhimashaduna tahay 3 waa sida wararka xaqiiqda ah ay sheegayaan.

 

Dhnaka maleeshiyaadka SNm-Ta ayaa waxaa dhimashada la sheegayaa in dhaawacooda uu ahaa ilaa 13 halka dhimashada ninkii aanu ka waraysanay uu noo xaqiijiyay 9 ruux oo snm ah waxaan ka badan inta ay qaateen oo ay ula carareen burco .

 

 

Waxaa haatan socda ciidan aruursi maamulka khaatumo waxaa ya diyaar u yihiin in ay difaacaan dhulkooda iyadoona la soo buux dhaafiyay ciidamada maamulka khaatumo xudun iyo nawaaxigeeda waxaan laga baqayaa dagaal in uu qarxo arurrutii kaasoo looga safaynayo maleeshiyaadka snm-ta duulaanka ku soo oqaaday deegaanada laga saaro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Qaranka Ee Aaga Xuddun Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyaadka Kooxda Khaatumo Oo Fadhiisinkooda Soo Weeraray

 

Xuddun (Ramaas) Jan 22,2013 - Duleedka degmada Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa waxa maanta dagaal xoog lihi ku dhex maray ciidamada qaranka Somaliland ee fadhiisinku halkaasi ku leh iyo Maleeshiyaadka taabacsan kooxda la baxday Khaatumo, kuwaasi oo weerar ku soo qaaday ciidamada.

 

Dagaalkan oo qarxay markii Maleeshiyaadka Khaatumo weerareen fadhiisin ka mid ah kuwa ciidamada qaranka oo ku yaala duleedka Xuddun, ayaa la sheegay inuu socday muddo kooban, waxaana lagaga awood roonaaday Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday, waxaana la tilmaamay in dagaalkan oo bilaabmay barqadii ay ciidamada qaranku dhirbaaxo lama ilaawaan ah ku dhufteen Maleeshiyaadkaasi oo si habaq la’ ah ciidamada u soo hujuumay.

 

Ciidamada qaranka ayaa Maleeshiyaadka sida la tilmaamay ku garaacay hubka noocyadiisa kala duwan, taasi oo keentay in Maleeshiyaadka dhabarka jeediyaan oo intoodii badbaaday ay halkaasi ka firxadaan.

 

Wararka halkaasi maanta laga helay ayaa sheegaya in maleeshiyaadkan oo ahaa kuwo maalmihii u dambeeyay ciidamada si gaadmo ah hub ugu tuurtuurayey ay ciidamadu u quus gooyeen.

 

Ilaa hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, balse wararka qaarkood ayaa sheegay in Maleeshiyaadka ay ka dhinteen laba qof, isla-markaana ay ka dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, iyadda oo dhanka ciidamada qaranka aan la sheegin khasaare soo gaadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen. Shaqalle Oo Ka Hadlay Gaadiid Tikniko ah iyo Maxaabiis ay ka qabsadeen Nabad-diidka Khaatumo

 

January 22nd, 2013

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidanka Qaranka ee Jiida Xudun ayaa maanta dhirbaaxo kulul kaga jawaabay weerar ay shalay soo qaadeen maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Khaatumo, waxaana Ciidanka qaranku eryadeen masaafo dhan 40 KM.

 

Sidoo kale, waxa Ciidanka Qaranku ay ka furteen maleeshiyadaasi Laba Baabuur oo Tikniko ah iyo hal Baabuur oo xamuul ah, sida uu *****lka ka qaaday Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) oo war-bixin qoraal ah ka soo saaray dagaalkaasi.

 

Taliyuhu waxa uu sheegay in ciidanka qaranka ee Jiida Xudun ee gobolka Sool ay kooxdii dagaalka soo qaaday gacanta kaga dhigeen 10 maxbuus.

 

Gen. Ismaaciil Shaqalle waxa uu sheegay in dagaalkaasi ciidanka qaranka ay kaga dhaawacmeen laba askari.

 

“Maanta saacaddu markii ay ahayd 1:45 maalinimo, waxa maleeshiyaadka nabad diidka ah ee isku magacaaba Khaatumo ay weerar gar-darro ah ku soo qaadeen Ciidanka qaranka ee Jiidda Xudun, waxaanay dagaalkaasi kala kulmeen jab iyo halaag. Waxaana la eryaday masaafo dhan 40 KM,”ayuu Taliyaha Ciidanka qaranku yidhi warbixintiisa.

 

Waxaanu intaasi ku daray “Ciidanka qaranku waxay ka qabsadeen maleeshiyaddaas nabad-diidka ah laba Baabuur oo nooca Tiknikadda ah, hal baabuur oo Xamuul ah. Waxaana laga qabtay 10 Maxbuus.”

 

Taliyuhu waxa uu sheegay in dagaalkaasi ay kaga dhaawacmeen laba askari oo ka tirsan ciidanka qaranka. Waxaanu ammaan balaadhan u jeediyay ciidammadda qaranka ee geesiyiinta ah oo mar walba adhaxda ka jabiya kooxaha nabad diidka ah ee soo weerara.

 

Cumar Maxamed Faarax

Share this post


Link to post
Share on other sites
metta   

Somaliland needs to stop claiming lands and people that don't want to be part of them. If you want people to respect your cause and your goals, you must respect the wishes of others.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland army captured few military vehicles 4 rebels Killed and 10 prisoners of wars captured the situation is calm now. One the Somaliland army side 2 soldiers injured.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the last kicks of a dying horse. The notion of a Somaliland entity fighting for colonial borders will be over soon. Somaliland elites will commence soon for a face saving campaign to convince Khatumo to be allies again in the face of looming federal Somalia, and the diminishing of Somaliland's outsized role to its natural role....

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Xiin, will you say this an order to distract Somalilanders from their looming misery? Since you had a breakfast this morning with the Somali President, are you saying the end is near and Somaliland will fold? Why do I feel like you will rue your rush misplaced optimism once the the end game you are wishing Somaliland fails to materialize?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The subject of SL did not come up at all. We only expect SL to prosper and develop. But as I always maintained, there will not be a recognition for SL. We have laid down the rationale for such outcome in this fora for the last 5 years or more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

^ I must have misread your earlier point about having breakfast with the president.I thought it did came up and he was adamant about putting them in their place!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^No he never said such a thing. If anything he admires the northern regions and stability they maintained. But when it comes to the recognition nonsense you guys are crazy about, teh president is not far from xiin's position.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not true Xiinfaniin the President does not believe in a forced union he wants a union but not a forced one unlike what many of you demand in you're circles. Second the President talked about how the union was formed in 1960 as two equal states at a time there was a sense of Somalinimo. He insinuated that there might not be even a union when he said hadiba aynu midowno. At the end the president of Somalia will let the decision of statehood to the people of Somaliand because that's the way forward. You Xiinfaniin and the President do not share the same political values not on Jubbaland and certainly not on the republic of Somaliland:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this