Sign in to follow this  
Haatu

Waxgaradka Soomaaliland Oo Qulqulka Qaxootiga Itoobiyaanka Ku Sifeeyay Mid Laga Leeyahay Ujeedooyin

Recommended Posts

Haatu   

Hargeysa(RBC Radio)-Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliland ayaa walaac ka muujiyey joogitaanka mawaadiin Itoobiyaan ah kuwaas oo buuxdhaafiyey magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliland waxgarad kasoo jeeda deegaanadaas ayaa kulan ka yeeshay dadka reer Itoobiya ee kusoo qulqulaya deegaanada maamulka Soomaaliland, waxayna sheegeen iney tahay arin aan la aqbali karin in Itoobiyaanku ay dhamaan la wareegaan shaqooyinkii hoose oo idil.

 

Mid kamid ah waxgaradkii ka qeyb galay kulankaas ayaa sheegay in Itoobiyaanku ay dhibaato kasoo fool leedahay hadii aan si deg deg ah go’aan ka dhan ah looga qaadane laga dhaxli doono dhibaato aan laga soo waaqsan karin isagoona sheegay iney gacanta ku hayaan xiligan Shaqooyinkii yar yaraa oo ay xaqa u lahaayeen dadka deegaanka, Masuulkaas oo lagu magacaabo Nuuradiin Xasan ayaa *****lka ka qaaday in hadii aan laga hortagin waxa uu ku tilmaamay damaca dowlada Itoobiya ee qarsoon uu dalku ka bixi doono gacanta Soomaalida wuxuuna intaa ku daray in dadkan oo sheegtay iney yihiin qaxooti ah uu arinkaasi yahay waxba kama jiraan wax kama jiraan ah.

 

Ruuradiin ayaa sheegay in ujeedka ay u yimaadeen deegaanada Soomaaliland uu yahay iney dalka la wareegaan mustaqbalka dhow isagoo sheegay iney deegaanadaas ka wadaan dhalan gedin iyo isku ballaarin dalka oo idil wxuuna sheegay in tobanka Sano ee soo socda ay dhici doonto iney sheegtaan dhulka Soomaaliyeed.

 

Waxgaradka ayaa baaq u jeediyey dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanadaas iney hurdada ka kacaan inta uusan dalku farahooda ka bixin, waxayna ku eedeeyeen dowlada Itoobiya iney Soomaaliland usoo dirtay Basaasiin xiligan hawlo sirdoon ah ka wada Soomaaliland waxayna intaa ku dareen in maanta aysan jirin wax sir ah oo u qarsoon dadka ku dhaqan Soomaaliland.

 

 

 

RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Isn't anyone worried about this? Send the Oromos back to Oromia I say. They have no place in Somali lands.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;905222 wrote:
Isn't anyone worried about this? Send the Oromos back to Oromia I say. They have no place in Somali lands.

This amounts to hate speech, maistidhi :confused:

xogeey naxariis muuji sxb, haatu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There were about 100.;000 Ethiopians in 2010 and 90 percent of them were send back to Ethiopia so the problem is solved the kulmiye government handled it very well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Who said I'm from NFD? I was officially born in Somalia :D

 

But what reason did they have to go to poor Somalis? Don't tell me they're economic migrants but I don't see how Somalia is economically any better than Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Adiga are you against them coming to Somalia, or them milking the Somali system, choose one please.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu is right they belong in Ethiopia in oromia nazaret adama addis ababa. They dont even belong in the Kilil 5 region these oromos are after land they even claim half of shinile and other parts of galbeed. Never understood why Somalis welcome these people they are worse than their Amhaara and Tigrayan cousins.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji, take your case to the maxkamada, no amount of writing will make them disappear from the face of the earth

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

nuune I'm against them coming to all Somali lands, not just Somalia. They belong in Oromia. It's simple dhul-balaarsi what they're up to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this