Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Awdal State oo Hambalyeesnasa Shacabka Khaatumo Sanaad Guradii kowaad ee Kasoo Wareegatay Aasaaskii Maamulka Khaatumo State 2013

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Degmada Awrboogays Oo Siweyn Looga Xusay sanad Guurada 1-Aad Ee Khaatumo State

 

 

 

Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb

Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga

dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin

 

Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo

 

Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga

dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin

 

Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Halkan Ka Daawo Wacdaraha Reer Awrboogays

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Caasimada Taariikhiga ee Taleex oo Si Balaadhan Looga Xusay Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

 

 

 

 

 

 

Magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo mee Taleex, ayaa waxaa ka dhacay xuskii sanadguurada Khaatumo State, waxaana halkaas ka soo qaybgalay madax sar sare oo ka tirsan golaah wasiirada ee dawladda deegaabka Khaatumo State, xafladan ayaa ka dhacday halkii lagu Aasaasay khaatumo ee barde Khaatumo oo ku yaal duleedka magaalada taariikhiga ah ee Taleex.

 

Waxaana marti sharaftii ka mid ahaa , wasiirka madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xamashi, wasiirku xigeenka Arimaha bulshada C/Fataax Cusmaan dhalac, gudoomiyaha degmada iyo AGaasimayaal ka tirsan dawlad deegaanka Khaatumo State.

 

 

2013-01-12-05.52.18.jpg

2013-01-12-05.33.04.jpg

2013-01-12-05.32.18.jpg

2013-01-12-05.26.47.jpg

2013-01-12-05.22.32.jpg

 

2013-01-12-05.29.11.jpg

2013-01-12-05.56.50.jpg

2013-01-12-05.56.501.jpg

2013-01-12-05.55.41.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Buuhoolde 2013

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Boocame 2013

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Mashallah reer khaatumo hadey jogaan deegaamada khaatumo ama qurboba qurux shacni iyo midnimo ayeey muujiyeen. Aad ayaan ugu faraxsanahay. Waa mahad ilaah hadaan maamul yeelaney. Khaatumo iyo dhamaan maamulada soomaaliyeed jira oo jooga. Somalia ha nolaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

IMG_8817.jpg

IMG_8852.jpg

 

 

Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada MINNEAPOLIS, MN 2013

 

 

Sidaanu horeyba akhristayaal idiinku balan qaadnay waxaanu halakan idiinku soo gudninaynaa qaybokale oo ka mid ah xafladii cajiibka ahayd ee lagu xusayey sanadgiuuradii koowaad ee Khaatumo State of Somalaia oo si wanaagsan uga dhacday magaalda Minneapolis, ee gobolka MN. Xafladan oo sida aad idhiina iyo dhegyahiina uga boagan doontaan lagu soo bandhigay heeso xaada ku kicinaya iyo khudbadao dhabta ka turjumaya. Giuul ayaan leenahay Khaatumo. Hambalyo Hanmbalyo meelkasta oo aad dunida dacaladeedda ka joogtaan

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Heestii Sumadayaddu Waa Khaatumo iyo Fanaankii Mahad Indhadeero ( Daawo)

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Sanad Guuradda Maamulka Khaatumo Minnesota

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuska Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia -- Seattle, Washington 2013

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Illyria;908630 wrote:
Nicely done. and if possible next year how about we hold the biggest event in Laascaanood.

 

 

Insha Allah, Khaatumo people will hold the biggest celebration in Laas Caanood 2014.

 

 

Waxaan Allah ka rajeenayaa in ee nabad helaan Deegaanada Khaatumo iyo dhamaan Soomaaliya, amiin.

 

Mahadsanid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

HEES CUSUB: Calanka Khaatumo

 

Waa Heestii La Magac Baxday "Calanka Khaatumo" Waa erayadii Abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax iyo Laxankii Iskalaaji. Iyo Codkii kooxda fanaaniinta MN

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Warbixinta Khaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

'Liibaan';908935 wrote:
" frameborder="0" allowfullscreen>

 

HEES CUSUB: Calanka Khaatumo

 

Waa Heestii La Magac Baxday "Calanka Khaatumo" Waa erayadii Abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax iyo Laxankii Iskalaaji. Iyo Codkii kooxda fanaaniinta MN

 

WOW...Calanka Khaatumow ha dhicin. Ameeen.

 

Reer MN hambalyo gaar ah bay mudanyihiin. Mashallah. Khaatumo iyo Somaliaba nolaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State Sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this