Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

Farhareri;905711 wrote:
Somalia - inagu tol waynu nahaye dee iga ilaali bahasha meeshaad ku socotid way ii muuqataa mar hadii lagu fashiliyey lool

 

Oba - awoowe melezkan meesha kugu qoran waxay?

awoowe dee ninkii Illey ee somali galbeed baa sidaa ku hadlay :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;905714 wrote:
awoowe dee ninkii Illey ee somali galbeed baa sidaa ku hadlay
:D
:D

Waan la socdaa illey iyo badaa intaynan gelin halkaad ka soo jeeda adigu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Farhareri;905713 wrote:
Inadeer mucaarad ma ihi walee adba way jiraan waxyaalo yaryar oo aadan ku raacsanayn maamulka khaatumo dabcan hadana waa maamulkeeni

 

In dhaliilo loo jeediyo Madaxda iyo Maamulka Khaatumo waaba waajib. Lakiin waxaa xun in la mucaarado Jiritaanka Khaatumo State, waxa jira kuwa ku dooda Khaatumo ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Farhareri;905711 wrote:
Somalia - inagu tol waynu nahaye dee iga ilaali bahasha meeshaad ku socotid way ii muuqataa mar hadii lagu fashiliyey lool

 

Oba - awoowe melezkan meesha kugu qoran waxay?

Bal is maqal, hada laftigaa baa is fashiliyey, waxaad ii tustay intii aan dooniyey. :D Hadalkeey waad iga aqbali laheed haddii aadan ogeen meesha aan ka soo jeedey so the question is, why? Maxaa isu badeshey markii dambe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan - may anigu kuwa kama mid ihi hadalkooda inaga dhaaf, sanad guuro wacan

 

Somalia - don't ask the obvious einstein you said khaatumo baan ka soo jeedaa but that was a lie so therefore the meaning of whatever you say regarding khaatumo will change

 

Oba - oo awoowe reer maakhir hadaad tahay afaaraha somali galbeed maxaa ku geliyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Farhareri;905719 wrote:
Liibaan - may anigu kuwa kama mid ihi hadalkooda inaga dhaaf, sanad guuro wacan

 

Hadii aadan kuwaa ka mid aheen, waa arrin wanaagsan. Waxaan rajeenayaa inaad Khaatumeesantahay, markaa Sanad Guura Wacan oo Wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo-Holland-xaflada.jpg

 

Dalka Holland Oo Si Weyn Looga Xusi Doono Sanad Guuradii Aas Aaskii Maamulka Khaatumo State

 

 

Waxaa Habeenimada Sabtida Soo Socota kuna beegan 12 Bishan January 2013 lagu xusi doonaa Sanad Guuradii kasoo wareegtay aas Aaskii Maamulka Khaatumo State. Habeenkan waxaa si weyn loo weynayn doonaa Xusna sanadguurada waxaa lasoo dhoweynayaa Bulshada Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Dalka Holland.

 

Xuska Sanadguura Khaatumo State waxa uu ka dhici doonaa Address xagan hoose ku qoran

 

Floris de Vijfdelaan 148

 

3132 HN Vlaardingen- Holland.

 

Sidoo kale Xafladan Waxaa Dadka madadaalin doona Fanaaniinta Da’da Yare ee kala ah Matoote, Ubax Nafci, Ilhaan Aragsan, M. Weerow, Jeylaani Sharif, Deeq Dalnuurse, Sidiiq Iidle, iyo Dhagacade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Farhareri;905719 wrote:
Liibaan - may anigu kuwa kama mid ihi hadalkooda inaga dhaaf, sanad guuro wacan

 

Somalia - don't ask the obvious einstein you said khaatumo baan ka soo jeedaa but that was a lie so therefore the meaning of whatever you say regarding khaatumo will change

 

Oba - oo awoowe reer maakhir hadaad tahay afaaraha somali galbeed maxaa ku geliyey?

Intellectual midgetry at its best, welcome onboard, you will certainly feel right at home. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

asacda.jpg

 

Xaflad lagu maamuusayo Sanad Guurada 1aad ee Khaatumo State oo ka dhacaysa Magaalada Seattle

 

 

 

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Seattle ee gobolka Washington iyo nawaaxigeeda inay dhici doonoto xaflad aad u balaadhan si heer sare ahna loosoo agaasimay,xafladaasi oo looga goleeyahay sanad guurada 1aad ee Khaatumo State Of Somalia.

 

Xafladan oo ah ti ugu horeysay ee lagu xuso sanad guurada maamul goboleedka Khaatumo oo dhidibada loogu taagatay magaalada taariikhiga ah eeTaleex oo caasimada u ah maamulkaasi Khaatumo,xaflada ayaa ka dhacaysa guud ahaan caalamka iyo gudaha dalkaba sida ay noosheegeen hawl wadaeenada Khaatumo.

 

Xafladan ka dhicidoonta Seattle aya waxa ka soo qayb geli doona qaar kamid ah golaha fulinta Khaatumo (G11)Xildhibaano,aqoonyahan,wax garad iyo dhamaan bulshaweynta Somaliyeed ee ku dhaqan Seattle Washington iyo nawaaxigeeda,sido kale ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigi doonaa ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka noocyadooda kala duwan,Gabayo iyo Buraanburo, sidoo kale ha moogaan kooxda Yaas oo halkaasi ku soo bandhigi doona Fan gaar ah oo ay ugu talagaleen xaflada n sanad guurada Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Somalia;905696 wrote:
Ina adeer waan kaa qaadey salaanta. Maanta waa maalin mudan oo runta haddii la isu sheego ah maalin taariikhii ah. Waxaan rumeesanahay in midnimada soomaaliyeed iyo sii ahaan tan Khaatumo in aad loogu shaqeeyo oo aan is raacno.

 

Anaga oo ah reer Khaatumo waa in aan arimaha bulshada xoog uu saarnaa, ina adeer, hambalyo hambalyo.

:(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this