Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Marines kill Pirates from Air-strikes.

Recommended Posts

Puntland Maritime Police Force start and mount operations in Gar'ad Pirate hideouts and kill three Pirates, wound 5 others from airstrikes using a helicopter gunship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garacad—Sadex Burcad Badeed ah oo dhimatey iyo shan dhawac ah

 

Posted by Pi on December 11th, 2012

 

Warkaan, Sawirada/Video-ga lama xadi karo, la xiriir Puntlandi Team

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya Garacad iyo Howlgal ay Ciidanka ladagaalanka Burcad Badeedku halkaas ka wadaan ayaa sheegaya in Sadex burcad Badeed ah ay dhinteen, shan kalena dhawacmeen ka dib Markii ay Ciidanku weerareen goob ay ku dhuumaaleysaneyeen Burcad Badeedku.

 

 

Sadexda dhimatey ayaa labo kamid ahi Dadka Deegaanka yihiin halka kan kalena uu kasoo jeedo Koonfurta Soomaaliya.

 

Ciidmada Ladagaalanka Burcad Badeedka Puntland oo adeegsanaya Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah(Helikobtar) ayaa shalay howlgal ka bilaabey Deegaanada u dhow Garacad iyo waliba Garacad.

 

Puntlandi.com

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Ladagaalanka burcad Badeedka Puntland oo howlgal ka bilaabey Garcad

 

Posted by Pi on December 11th, 2012

 

Ciidamada-bada-Puntland.jpg

 

Ciidamada Khaaska ah ee la dagaalama Burcad Badeedka ee Puntland ayaa shalay howlgal ka bilaabay Nawaaxiga Garacad oo ka tiersan Gobolka Mudug., Howlgalkaasoo aan la shaacin inta maalmood uu socon doono.

 

Ciidanka ayaa shalay Magaalada Garacad wax ay durbaba ka bilaabeen Howlgalkooda, oo loola jeedo in dhalinyarada Burcad Badeedka ah laga badbadsho falal dambiyeedyada ay galaan(Burcad Badeednimo).

 

Shalay dughur nimadii ayaa mar isku dhac aan khasaare gaysan dhex marey Koox burcad Badeed ah iyo Ciidanka.

 

Saraakiisha Cidianka hogaaminaysa ayaa isla shaley la kulmey Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadley sidii ay ugu fududeyn lahaayeen Ciidanka iney waajibkooda gutaan.

 

Wixii warara ee kasoo kordha howlgalka Garacad kala soco Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this