Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Garowe: High Delegation from EU and USA visit Puntland congratulate on the Democratization Process

Recommended Posts

A High Level Delegation from the EU and USA headed by the Danish Ambassador Mr Thomas Ageert to Kenya arrived today in Garoowe capital of Puntland State. The Delegation was accompanied by officials from the embassies of Britain ,Belgium ,Holland ,Switzerland ,Sweden and USA.

 

They were met by the Vice President Abdisamad Ali Shire and ministers and had a meeting for several hours.

 

The Agendas on the table were Human Rights, Democratization which they congratulated Puntland on and implementation of Multi Party system and the state of the IDP's in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi sare oo tagay Garowe

 

4 Dec 4, 2012 - 9:56:59 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Magaala madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta 03 December,2012 waxa gaarey wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub uuna hogaaminayo safiirka Denmarka u fadhiya Kenya Mr.Tomas Ageert .

 

Waxa wehelinayey saraakiil ka socota Safaaradaha ( Britain ,Belgium ,Holland ,Switzerland ,Sweden iyo Maraykanka.

 

Xarunta Madaxtoyada ayaa waxa ku qaabiley Madaxweyne ku xigeenka Gen. Cabdisamad Cali Shire iyo xubno wasiiro ah oo halkaasi kulan saacado qaatey ku yeeshey.

 

Waxyaabaha ay ka wada hadleen ayaa lagu sheegey Xuquuqda Aadanah ,Dimoqraadiyada oo Puntland ay ku amaaneen hirgelinta nidaamka Axsaabta badan iyo weli xaalada nololeed ee Barakacayaasha iyo haweenka gaar ahaan gudniinka Fricooniga.

 

Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng.Maxamuud Caydiid Dirir ayaa shirka ka dib saxaafada la hadlay oo ka warbixiyey waxyaabihiii laba dhinac ay ka hadleen.

 

Midowga Yurub oo lacag badan ugu deeqey Somalia ayaa mashaariic horumarineed oo kala duwan ka fulinaya Puntland sida dhismaha xabsiyada ,deegaanka iyo la-dagaalanka burcad badeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this