Sign in to follow this  
Daqane

The FRS President IN Djibouti and Ethiopia, The FM in Kenya

Recommended Posts

Daqane   

Madaxweynaha Jabuuti Oo Qado Sharaf U Sameeyey Madaxweynaha Soomaaliya

 

IMG_8071.JPG

IMG_8178.JPG

IMG_8171.JPG

 

Madaxweynaha Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya Ee Jabuuti Oo Dib U Dhis Lagu Sameeyey

 

IMG_7982.JPG

IMG_7990.JPG

IMG_8008.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Madaxweyne Xasan oo gaaray Dalka Itoobiya

 

IMG_7142.jpg

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia.

 

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay wasiirka wasaaradda difaaca dalka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsa dowladda.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Ethiopia iyo mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

 

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato madaxda dowladda Adis si ay uga wada hadlaan xiriirka labad dowladood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this