Sign in to follow this  
General Duke

Diaspora community support Jubaland..

Recommended Posts

Abwaan   

lol@GD...The title should have been Puntland supports NOT jaaliyadda guud....Su'aal baanse ku weydiiyey : Why maryooleeydu u isticmaashaa sidaan baa nala dhihi jirey waagii gumeysiga, oo gumeysigu noo bixiyey, for instance Somaliland iyo Jubbaland baa la dhihi jirey waagii Ingiriisku na gumeysan jirey ma ahane wax kale ma leh miyaa? Magaca Puntland isagana yaa bixiyey tolow ma gumeyste?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa billaabatay...War Isticmaar ma bixin ee waa "Soo Maal" You might say Ajnebi ayaa sidaas nagu sifeeyey and ajnebiguna wuxuu noqon karaa marti Soomaalidu ku oran jirtey "Soo Maal" Adigase waa laguu qeybiyey oo Ingiriis baa SomaliLand kuu bixiyey...Bal Annagu ma SomaliSky baan nahay?:D Land ku lehe. Haddana kuwaan ceebta meesha la soo istaageey ingiriis baa Jubbaland noo bixiyey bal fiiri. XX wax fiican lagaama baran.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaal sax Soomali xita i da meeshad ka keentay ma garanayno. wabaad ka si dartay oo Somaalia ba tidhi A bad si racisay , Somalia waxa hadaba keeney isticimaarki Talyaaniga u bixiyey Somalia Somalia.

 

1933-Copertina-quaderno-le-colonie-di-It

 

adigu waxad ka reebtey le colonie di italia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this