Sign in to follow this  
Coofle

DHAFANE...Somali-English gabay

Recommended Posts

Coofle   

Yes, It was long time ago,,,But I heard this gabay on Somali VOA and I like it since...

 

DHAFANE = Gabay ka hadlayaa Shirkii Soomalida Ee london.

Somalia-Conference-in-London1.jpg

DISGRACE-ku soomali waa dhaqan u yaal meele

Odayadan la soo dhoobay waa DEAF wax loo qoraye

DAVID-kaa hor boodaya way dhali karaayaane

Waa DISABLE ruuxii caqliga laga dhufaanaaye

DISPLEASE-ka waxa noogu wacan dhaqan xumaantoode

Inta ay Kitaab wayn liqeen waa DISHONOR wayne

Dhalinyarooy waxay nagu dhigeen DAMAGE xoog badane

Dhib uun bay intaa nagu wadaan ilaa DAY-ga aakhiro'e

DESTRUCTION-ka ay nala rabaan waa mid dhumuc wayne

DISEASE weeyi siyaasada midday dhagadhageeyaane

oo DISASTER weeyaan waxay dhaxal u keeneene

imikayna sii Dhabaqdayoo DARK-na galiyeene

oo sidii xisaab kala dhinayd DIVISION keeneene

DEEP DOWN inaan sii dhex galo waan dhibsanayaaye

odayada DICTATOR-isku waa dhadhaba doone

oo DISGUSTING weeyaan waxay dheef ka dayayaane

DOMESTIC ANIMAL-ku mar buu dhiidhiiya ficile

DEFINITELY way waalanyihiin dhoor-cadaayaduye

DINNER cunid uun bay doonayaan dhaaxa abidkoode

dharag bay la jiifaan dadkoo DEATH la go'ay gaajo

dhalaankoo dhamaaday bay DIET galayaane

intay DEAL galaan bay hadhaw dhagaha taagaane

DECISION ma laha ilaa ay dal kale dhoof u tagayaane

DECEPTION iyo been cad bay nagu dhuraayaane

WE DEMAND inay saacadaa naga dhaqaaqaane

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Ugaas cooflow sxb xasuus baad i gelisay, waxaan la ahaa roommate yar hadda gaalkacyo la iigu sheegay inuu jaamacad ka barto anigoo 17-ka aan dhaafsiisneyn, yarka wuxuu wax ku bartay luuqadda carabiga inkastoo aanan hayn gabayaduu yarkaas buug ku kamilay, laakiin sidi ninkan oo kale buu carabi-somali u gabyi jiray :D

 

gabaygaan waa cajiib waanan ka helay alleylehe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this