Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Ahmed Siilaanyo Visits Sheikh and opens a new hospital+PICTURES

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Cisbitaalka guud ee degmadda Sheekh

November 10th, 2012

 

Sheekh (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka guud ee magaaladda Sheekh ee gobolka Saaxil. Kaasi oo ay iska kaashadeen dawlada Kuwayt iyo Somaliland.

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu dhagax dhigay dhismaha gurigii martida ee degmada Sheekh oo ku burburay dagaaladii taliskii siyaad barre ku burburiyeen Somaliland.

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) hadal uu ka jeediyay furitaankii cisbitaalkaasi waxa uu sheegay inuu qeyb ka yahay qodobadii xukuumaddu balan qaaday inay ka hirgeliso gobolka Saaxil.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu u mahad celiyay dawladda Kuwayt oo uu tilmaamay inay gacan ka geysatay cisbitaalkaasi.

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu balan qaaday inay dawladdu sii wadi doonto mashaariicda lagu horumarinayo adeegyada aasaasiga ah ee gobolka Saaxil/

 

Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed oo isna ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay inuu hal ambalaas ku soo kordhin doono sadexdii ambalaas ee hore ay u lahayd degmada Sheekh.

 

Wasiirka Caafimaadku waxa uu ku dooday in cisbitaalkani uu wax weyn ka tari doono adeega caafimaad ee degmadaasi.

 

Madaxweynaha waxa socdaalkan ku weheliya Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada Madaxtooyadda, Caafimaadka, Hawlaha Guud, Waxbarashadda, warshadaha, Wasiir Ku xigeenadda wasaaradaha warfaafinta iyo caafimaadka.

 

Intaasi ka dib waxa weftiga madaxweynuhu u kicitimeen magaaladda Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

November 10, 2012 - Written by Admin

 

<!--

wpa2a.script_load();

//-->

Madaxweynaha Somaliland Md Siiraanyo Oo Si heer Sare ah loogu Soo dhaweeyey Magaalda Sheekh

 

 

protector.gif

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siiraanyo Oo Soo dhawayn Kal iyo laab ah Kala Kulmay Dadweynaha Reer Burco

November 10, 2012 - Written by Admin

 

<!--

wpa2a.script_load();

//-->

Madaxweyne Siiraanyo Oo Soo dhawayn Kal iyo laab ah Kala Kulmay Dadweynaha Reer Burco

protector.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa wax lagu farxo in dib loo dhiso laba xarumood oo taarikhi ahaa oo burburkii dagaalkii awgeed 21 sano kadib sidoodii lagu soo celiyay:

 

1- Dugsigii caanka ahaa ee farsamada gacanta ee Burco (originally build by Germany GTZ group).

2- Sheikh Hospital (originally build by Soviat ).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

For such a rich country, they should've built a much better hospital. With that said, we are grateful for whatever we get.

 

PS: Isbitaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ :) He drove in to that one. ...ghayril maghduubi..wala daaliin..aamiin.

 

PS I'm liking Mj. Xaaji Axmed's campaigning style.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this