Sign in to follow this  
Dr_Osman

EU Invests 50 Million Euros Into Puntland. PICS

Recommended Posts

^^^You are trying way to hard lad. It's a shame that you are not the EU, nor have any say how the international community will spend their money. The EU has decided that Puntland State of Somalia, will get 1/3 of the funds going to Somalia...:D

Sorry my friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

khalid abuukar maxamed;885982 wrote:
ina adeer gacaliye oday khaalid la yidhaa baanu ahay walibana Libaax ka yimid Mudug baan ahayo la iguma ciyaaro hadii kala belo baa dhacahayaa sowmaadan garan

lol@Lahjadda...belo baan dhacahayaa iyo Mudug ma is galaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

khalid abuukar maxamed;885991 wrote:
Ina adeer gacaliye anigu nin reer Garsoor baanu ahay waxaase cajiib ila noqotay 3 gobol baa 50 millions helahayaa

You are amazed, Puntland is amazing my friend...:D Reer Garsoor? Again you ate trying way to hard.. Keep it up. It's great for this post..

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Aad iyo aad ayaan u soo dhawaynaynaa wafdiga Michael Cevone safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya, waa markii sadexaad ee Ambassador-ka iyo wafdigi uu hogaaminayo oo ka socda Midawga Yurub halkan ay noogu yimaadaan, imaatinkoodan maantana wuxuu noo leeyahay xiise gaar ah, waxaana halkan lagaga dhawaaqay macaawinadii ugu waynayd oo Midawga yurub uu Soomaaliya siiyo oo ah € 158 Milyan Puntlandna ay tahay qaybta ugu wayn qaybaha soomaaliya oo deeqdan ka faa’idaysanaysa iyadoo meelaha xooga la saarayo ay ka mid tahay Dawlad wanaaga, Taageerida Booliska, Amniga, Tababarka Maxkamadaha iyo Garsoorka, waxaa kaloo ku jira Tacliinta waxaa kaloo Puntland gaar u ah Mashruuca Deegaanka iyo maaraynta dhulka daaqsinta ah, aadna loogu dadaalayo wax soo saarka beeraha iyadoo Puntland loo arkayo in ay tahay meelaha ugu nugul xaga deegaankuna uu dhibaato badan ka haysto, meel bilaa wabi ahna ay tahay, roobabkii da’ayna ay dooxooyin badan ka dhagogeen, biyihii badnaa ee socdayna ay bada ku dareen Nuxunkii Ciida ee dhirtu ay ka bixi lahayd iyo daaqsinkii kaleba” ayuu yuri Madexweynaha dawlada Puntland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Fair for now but this is not how funds should be allocated once the house is in order. It should be done on a population basis and should be split fairly between all states.

 

On a side note, Faroole iyo $50 million yaa kala celin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this