Sign in to follow this  
Abwaan

Liiska wasiirrada dowladda cusub oo la filayo in dhowaan lagu dhawaaqo, sida la filayo 48 saacadood

Recommended Posts

Mooge   

loool.

 

This is by far the most incompetent government Somalia ever had. These turds are completely lost. the somali people are tuned out. nobody is really paying attention whether xasan names a dog or not. lol. the animals that are raping somali girls in Marka should be stopped. that is all that matters to us. wasiir ba la magacabaya cid kala jecel ma jirto e naga daya baraleeyda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, waan ka cabsi qabey inaad heerkaan gaareysid. Awal baan ku iri sheekooyinka fadhi-ku-dirirka run ha moodin. Ninyahow wax iskula har, I know your candidate did not win but that is politics la ismana siiyo, dalkana Soomaali kale ayaa kula leh ee ogoow keligaa ma lihide.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Puntland Parliament Is watching also the new cabinet to be announce in the MOG

IMG_6572.JPG

 

Farole In AWE to see the line-up of the cabinet in the MOG

barlaman7.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dr. Osman adiga iyo Faroole meeshaad lacagtii UNDP geyseen baa la idinka rabaa, maxaad odayaasha kuraasta alwaaxa ah ugu dhigteen? JB iyo adeerkiis baaba idinka fiicnaa oo dhisay gole xoogaa casri ah.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Taleexi ma waxaad leedahay qoladan waa lagu yareeyey lacagta? Naga daa ninyahow sheekadaas la iskama yeelayo iyo in odayaasha dhagax lagu fariisiyo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Cayda hala daayo waa dawlada puntland iyo xarunta cusub hada la dhisayo waad ogsoon tihin waa degaanka dawlada ama puntland government square wuxuna noqonaya meel cajib ah. Parliamentka somaliand bosaso municialpity kama wayna waa qol yar..how can u compare puntland parliament to that. Sxb we have two parliament just there wax waalan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

http://caasimada.com/golihii-wasiirada-oo-lagu-kala-baxay-beelo-waa-weyn-oo-daaqada-ka-baxay-goorta-lagu-dhowaaqayo/

 

 

Wasiiradii oo la kala qaatay + Beelo waa weyn oo daaqadda ka baxay + Tirada + Goorta lagu dhowaaqayo.

Posted by Alaxmed on 10/30/2012 in Wararka | 2 Comments

 

 

Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in golaha wasiirada cusub lagu dhowaaqi doono maalinta arbacada ah, kadib markii ugu dambeyn la isku raacay tiradooda.

 

Loolaankii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee ku aadanaa tirada golaha wasiirada, ayaa la sheegay in ugu dambeyn uu ku adkaaday madaxweynaha oo laga dhigay kaliya 9 wasiir.

 

Waxaa sidoo kale la magacaabi doonaa 9 wasiir ku xigeen iyo 4 wasiiru dowle.

 

Wasaarad walba waxaa hoos iman doontaa illaa afar wasaaradod, si loo dhiso dowlad aad iyo aad u kooban, balse tayo leh sida madaxweynuhu ku dooday.

 

Tani macanheedu waxa ay tahay in beelo badan oo waa weyn ay wasiir la’aan ku dhacday oo ay daaqadda ka baxeen.

 

Beelaha ******, waxaa ugu weyn oo wasiir la’aan noqon doona beesha Murusade, inkasta oo ****** aysan heleyn wasiir, balse ayagu ay heystaan madaxweyne, oo aanay dacwad qabin.

 

****** waxa ay heleen laba wasiir, waxaana kala qaatay Habar Gidir ( Sacad) iyo Xawaadle.

 

Jagada Habar Gidir waxaa loo magacaabi doonaa Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ka tirsan kooxda Damul Jadiid ee madaxweynaha, waana wasiirka arrimaha gudaha, amniga iyo qaranka.

 

Beelaha ******* waxaa heli doona ********** iyo ********, waxaana daqaada ka baxay beelo ay *********** ugu weyn yihiin, inkasta oo ********* ayagu ay heystaan ra’iisul wasaare oo aysan dacwad qabin.

 

Beelaha *** waxaa qaatay ***** Habar Jeclo, oo gabar kasoo jeedo loo magacaabi doono wasiiraka Arrimaha, dibedda, xiriika caalamiga ah iyo qorsheynta qaranka.

 

Beesha kalena waa *** Biyamaal, oo aan helin qofka ay soo dirsadeen.

 

Digil iyo Mirifle, waxa la kacay Leesaan iyo Bagadi, sida aan xogta ku helnay.

 

Beesha Shanaad, waxaa soo gaaray hal wasiir, waxaana qaadan doona hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Damul Jadiid, Faarax Cabdul Qaadir, oo loo magacaabi doono Wasiirka waxbarshada hiddiha iyo tacliinta sare. Waxa uu kasoo jeedaa reer Aw-Xasan.

 

Xildhibaano badan ayaa ka carreysan arrintan, waxaana ay ku hanajbeen inaysan dowladda ansixin ka heli doonin baarlamanka.

 

Wixii kusoo kordha ee xog ah nagala soco dhowaan insha allah.

 

 

 

Share this:

Facebook11

Twitter

 

Email

Print

LinkedIn

 

About Alaxmed

View all posts by Alaxmed →

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

2 RESPONSES

 

maa

10/30/2012 at 2:33 AM

waa arin aan aad ugu taageeri lahaa hadday runtahay hadda waa odooskiinnee… hadday taladayda tahay wasiirka koowaad xataa looma baahna……waqtigaan

REPLY

 

Guled

10/30/2012 at 3:25 AM

maa madaxwayne xataa looma baahno nooh

REPLY

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this