Sign in to follow this  
Eng.Cadde

The Illegitimate So-called Jubbaland Committe.

Recommended Posts

The So called Jubbaland Committe Formed in Nairobi Marfishes and Full of Kenyan Agenst Travelled To Mogadishu and Were Humiliated.

They were reminded That These Regions Fall under the jurisdiction of the somali government and that no entity can form an admin in any part of it.The So called Jubbaland committe Do not represent anyone but their own selfish or clannish interets.I Predict a full war imminent in kismayo b.w D-block and H-block and their allies .I ,in no way,condone clan wars but sometimes they are neccessery especially when you have Folks from NFD as far as Ethiopia claim other peoples land.

 

Guddi lagu sheegay Guddiga Farsamada Maamul-Usameynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ay Dowladda Kenya oo adeegsaneysa magaca Igad kusoo sameysay magaalada Nairobi ayaa Magaalada Muqdisho so gaaray Iyagoo dalbaday in ay Kulan la qaataan Madaxda Sare ee Dowladda Soomaaliya, Kulanka ay dalbadeen waalaga aqbalay Waxana soo xaadiray kulanka Madaxweynaha, Ra’iisulwasaaraha iyo Afhayeenka Baarlammaanka Soomaaliya, Waxa Guddigan Nairobi kasoo socdaalay ee Madaxda Dowladda u yimid si toos ah loogu wargeliyey markii lasoo dhaweeyay in Dowladda Soomaaliya ay magacawday Guddi ka kooban Xildhibaanno oo kasoo jeeda Beelaha Dega Jubbooyinka iyo Gedo, Kuwaasi oo ka baaraandegaya qaabka Maamul usameynta Gobolladaas, Iyadoo lagu saleynayo Habka Dowladda Soomaaliya lagu dhisay oo ah Qaab Beeleedka loo yaqaan 4.5.

Guddiga Farsamada kayimid Nairobi ee ay Kenya soo dhistay oo ay arrintu ku noqotay amakaag iyo mid aan loo fadhiyin ayaa Arrinta ka biyo diiday, Waxana ay sheegeen in Arrintaas ay tahay lama filaan, Iyagoo codsaday in ay dib ugu noqdaan Magaalada Nairobi oo markii hore laga soo diray, Waxana loo sheegay in Soomaaliya aanan laga xukumin Nairobi, Kunoqoshada Nairobi ay ku noqonayaanna aaney waxba kusoo kordhin karin Go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku saabsan Jubbooyinka iyo Gedo, Iyadoo lagu wargeliyey in Haddii ay Maamulka Gobollaada Jubbooyinka iyo Gedo wax kusaabsan in ay ka hadlaan ay doonayaan ay kala hadli karaan oo qura Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga ay u xilsaartay halkaas.

Wakiillada ay Kenya soo dirsatay waxa dhanka kale loo sheegay Guddiga Xildhibaannada ka kooban ee ay Dowladdu soo magacawday iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan oo kala ah:-

A-Beesha Xaramka

B–Beesha Gaaljeclo

C-Beesha Baydhabo

D-Beesha Jareerweyne

E-Beesha Gedo

F-Beesha Dhoobleey.

Haddaba Iyadoo aanan weli xal laga gaarin Qilaafka soo kala dhexgalay Kenya oo Magaca Igad wadata Guddiga wakiilka ka ah, Iyo Dowladda Soomaaliya, Ayaa Dowladda Soomaaliya waxay sii dardargelisay hindisaha Maamul-usameynta Jubbooyinka, Si ay meesha uga saarto Hamiga ay Dowladda Kenya ka qabto in ay Maamul iyada Matala ka sameysato Gobollada Jubbooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

One of JB's famous Bacaaaaaac!'s are in order here. War the people of Jubba are moving on. Intii diidanna we say ka naxoo ku naf waa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;883518 wrote:
One of JB's famous
Bacaaaaaac!
's are in order here. War the people of Jubba are moving on. Intii diidanna we say
ka naxoo ku naf waa!

Indeed , the time has come for teh people of Jubbooyinka to mind their own business and create a new administration just like any other part of Somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kenya waa dawlad ka fakaraysa amnigeeda qowmigaa waxayna doonaysaa cid ay kala xisaabtanto xuduudka ay la wadaagto soomaaliya

 

Soomaaliya waa qaran sariir jiifa kuna dhisan 4.5 igad baana faleebaha nafaqo soo celinta loogu dhiibay,ma qabo in cid hor istaagi kartaa jirto

Xataa haday yiraahdaan kismaayo waxaan sawaaxili ahayn yaan looga hadlin

 

Waa nalaga dhaadhicin waayay farawlaha ama strawberry'gu waa ka macaan yahay mooska (ilaahow daanyeer ha naga dhigin)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;883518 wrote:
One of JB's famous
Bacaaaaaac!
's are in order here. War the people of Jubba are moving on. Intii diidanna we say
ka naxoo ku naf waa!

The Engineers family lives in the jubbas so ofcourse he's feeling side-lined, dhulku wuu idin deeqa iimaan allah uur buxiyee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this