Sign in to follow this  
Jacaylbaro

JB's Trolls Mushakkal

Recommended Posts

Universal Laws Of Life:

 

1)Law Of Telephone: When You Dial A Wrong Number, You Never Get A Busy Tone.

 

2)Law Of Mechanical Repair: After Your Hands Become Coated With Grease Your Nose Will Begin To Itch.

 

3)Law Of The Workshop: Any Tool, When Dropped, Will Roll To The Least Accessible Corner.

 

4)Law Of The Alibi: If You Tell The Boss You Were Late For Work Because You Had A Flat Tire, The Next Morning You Will Have A Flat Tire.

 

5)Bath Theorem: When The Body Is Immersed In Water, The Telephone Rings.

 

6) Law Of Encounters: The Probability Of Meeting Someone You Know Increases When You Are With Someone You Don't Want To Be Seen With.

 

7) Law Of The Result: When You Try To Prove To Someone That A Machine Won't Work, It Will.

 

8) Law Of Biomechanics: The Severity Of The Itch Is Inversely Proportional To The Reach.

 

9) Theater Rule: People With The Seats At The Furthest From The Aisle Arrive Last.

 

10) Law Of Coffee: As Soon As You Sit Down For A Cup Of Hot Coffee, Your Boss Will Ask You To Do Something Which Will Last Until The Coffee Is Cold.

 

11) Law Of Proposal : After U Accept A Proposal You Will Get A Better One :-D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weli adigoo sawir upload-garaynaya ma ku khaldantay mid kale oo sir ah oo markaad upload taabatay ma ogaatay, ka dib ma is tidhi remove-garee, netkiiba ma shaqayn waayey, mobile-ka ka gal ma is tidhi, ma wayday nag, ma waalwaalatay oo telefoon ma dirtay " saaxiib aan kuu imaadee net ma haysaa", "anba wuu iga xunyahay waa magaaladoo dhan", Burco ma wacday, ma kuu gali waayey telefoonku, ma yaabtay, Djibouti ma wacday saaxiibkaa oo password-ka ma siisay " saaxiib ka saar sawirka oo ii xidh markaa", isna sawirkii ma ka dhigtayba profile picture. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa maalintiisii afraad Muqdisho, Burco ayuu ka yimid waana xil raadis. Isagoo casho doontay ayuu maqlay gabdho fadhiya kaabad/catabad/jardiino oo isaga ku leh " Duqa Qawdhan maa tahay, abaw abaw si loo dhaganyahay fiiri, Duqa waa shidan tahay nooh". Markaasuu giir intuu iska kiciyeye dhuuntana sifeeyey (xixi xixi) ku jawaabay " Baw jaw naa yaadheheen ma anigiibaa duq u ekaaday, maxaad haysaan inaadeer?". " waxba aboowe, leer iyo jardiino lee haynaa (oo la macna ah kaabadda ayaanu ku layrsanaynaa)". leer iyo jardiin wuxuu mooday laba shay, markaasuu yidhi " inaadeer jardiinku alaab dumar hadaanu ahayn wax ha la iga siiyo". Mid baa qosol hadashay "Abidkay ma maqal jardiin wax iga siiya qof dhahay, iga sikada maa ka wadaa mise jag iga dhaha?". " inaadeer jag iyo jug islamaynaan gaadhine (jag ta af garasho ayuu moodayaa) magacyadiin?". " Ani waxaa la i dhahaa Jiiji Iikar Abati, saaxiibtayna Nuurto Baastoow Sharaabi, adigana aboowe". "Inaadeer kaftanku ha inoo dambeeyee sida laan dheerayaasha u abtirsada". "waa kanaa reer waqooyi gudniin lee ku bilaabooyaan shukaansiga, adi magac ma qabtid miyaa?". " Aniga waxaa la i yidhaahdaa Yoonis Dhakafaar Jilba Dheere oo ku magac dheer Ina Qaatuur, foojari ma sheeganayo sidiina". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;884212 wrote:
Yaa Baarlamaanka u kala turjumi doona baa la yidhi ,,,,,
:D

i will volunteer 2 do the translation for the parliment...kol. tell them to holla at me. they wont miss a beat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

An English man went to a Somali restaurant and ordered mushroom sauce. When the chef asked the waiter about the order, the waiter replied " wuxuu doonayaa maraq barkimo waraabe" literally translated as " he wants the sauce of the pillow of a hyena. The English man was served a tasty sauce and asked the waiter the secret of the delicious sauce he had. The waiter replied " nothing special sir, we only use fresh Hyenas in our sauce" ..... :D

 

148109_10151302754053322_727642960_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabadh Ayaa Waxay Ahayd Hinaasiyad Dabadeed Moblike Odeygeeda Oo Ag yaala Ayay Gabadhi Ka soo Garaacdey Mobilkana Waxaa ku Jirta Lacag badan, Gabadhii Intey Xanaaqdey Ayay Kala Tuurtey Mobile kiiba Dabadeed Simcard-kii oo dhulka yaaley ayay Liqdey.

 

Odeygiibaa Arkey Dabadeed Waxuu So qaadey Xabag Ama balastar oo uu gabadhii afka kaga duubay, Dabadeed Intuu Shirkadii la Hadley Ayuu ku Yidhi Ii Xidha Lambarkaygii Xaajiyadaa liqdaye Intaaney ku Hadal :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wasiirka caafimaadka: Waxa weeye cudurkan dilaaga ah ee HIV sida uu dadka ugu yimaado waa la garanayaa hablahow/ dumarow adkaysta oo is ilaaliya, ciyaar yaan laydinkaga qaadin waxa waa inaad is xejisaan....... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Jacaylbaro;898114 wrote:
Wasiirka caafimaadka:
Waxa weeye cudurkan dilaaga ah ee HIV sida uu dadka ugu yimaado waa la

garanayaa hablahow/ dumarow adkaysta oo is ilaaliya, ciyaar yaan laydinkaga qaadin waxa waa inaad is xejisaan.......
:D

Sounds like something Alpha would say! :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa Ethiopian, Hargeisuu deggen yahay, doorashadaa laso hadal qaaday,

 

Sidii loo joogaybuu yidhi "Aniga waa Odeeyay", yaad u codaysay baan ku idhi wuxuna yidhi " wahan u odeeyay CUDCUD (UCID)" ...... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaad kala buruud wayn

Bilanay waxaad tahay

Dadar soo bislaatiyo

Boondaro cagaariyo

Barjo saafi darayoo

Bilicdiisu yaab tahay

Marduuf biqila baad tahay

Baag cagaaran baad tahay

Jaad bogayga deeqiyo

Miiroo bacaysan baad tahay

Bilicdaadu inanyahay

Barjaha ka muuq dheer

Mirqaankaagu waa boqol

Halatuhu bakhtiin waa

Baraadkuna dhanaanaa

Markuu barfay marduufkii

Biyaraaciska lagu daray.

Barja saafi wacanoo

Barqo soo galaad tahay

Daba musbaaraan la buufinoo

Barqo soo go’aad tahay

Kiiloo gaafanaad tahay

Kolay daahiriya baad tahay

Madhab soconayaad tahay

Mirqaaniyo badhbaad tahay

Malabsaafiya oo mijin lagu cunaad tahay!!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ You are wasting this good stuff on SL and FB, Jb. :D

 

If I were you, I'd set up a Youtube account and record these jokes/incidents. Though it's a cheesy idea, I reckon it'll be a Youtube hit if you record them all and add canned laughter, some silly musical sounds and maybe a picture or two about the things you're talking about. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this