Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Ahmed Siilanyo visits berbera and opens new Football stadium+PICTURES

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaammadda u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera

 

October 21st, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta socdaal shaqo ugu kicitimay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil.

 

Madaxweynaha iyo weftigiisa waxa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaamadda u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.

 

Daawo Sawirradii soo dhawaynta weftiga madaxweynaha Somaliland loogu soo dhaweeyay degmada Laas-geel (Dacar-budh).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland oo Safar ku tagay Gobolka Saaxil iyo Mashaariicda uu xadhiga ka soo jarayo

 

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka socdaal ku tagay magaalooyin ka tirsan Gobolka Saaxil oo uu Mashaariic ka soo furayo.

Magaalooyinka uu tagayo Madaxweyne Siilaanyo waxa ka mid ah magaalo Xeebeeda Berbera oo uu ka furi doono Garoon Kubadda Cagta ah oo ay Dawladda hoose ee Berbera dhamaystirtay wallow ku talo galku ahaa in Ciyaaraha Sanadkan lagu qabto, hadana waxa la sheegay inuu dib uga dhacayo in lagu qabto.

Sidoo kale magaaladda Berbera waxa uu xadhiga kaga jari doonaa laba wado oo la sheegay in lagu kordhiyay Jidadka Berbera oo sanadihii ugu danbeeyay aad loo kordhiyay, isla markaana Bilic ku soo kordhiyay magaaladaasi oo ku sigatay in looga Guuro adeegyada bulshada oo ku yaraa, Sida Jidadka, Laydhka iyo shaqo la’aanta balse ka soo kabatay.

Sidoo kale Degmadda Sheekh ayaa lagu wadaa inuu mashaariic dhinaca Arrimaha Bulshada oo laga hirgaliyay iyana ka soo furo, kuwaasoo ay ka mid yihiin Cisbitaal Caafimaad oo la sheegay in la dhamaystiray, iyadoo baahi waeyn ka jirtay dhinaca Caafimaadka.

Waxa intaa dheer Madaxweyne Siilaanyo mudada uu Gobolkaasi ku sugan yahay oo lagu qadaray sadex cisho inuu bar bar wadi doono kulamo kale oo siyaasadeed, kuwaasoo uu la yeelan doono Madaxda Dhaqanka, Waxgaradka, Ururada Bulshada iyo Madaxda Dawladda.

Safarka Madaxweyne Siilaanyo ee xiligan ayaa u muuqda mid loogu Gogol xaadhayo Oolaha Doorashada Golayaasha Deegaanka oo Xisbiga Kulmiye Cod iyo taageeraba loogu raadinayo, iyadoo ay safarkiisa ku wehelinayaan madax ka tirsan Xukuumadda gaar ahaana kuwa ka soo jeeda Gobolkaasi oo food –saare uga dhiganaya sidii ay dadka Indhahooda u hantiyi lahaayeen Mashaariicda laga furayo Gobolkaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ It just shows the current sad state of affairs that something quite frankly as sh!t and embarrasing is being paraded as a huge achievement.

He has to look to be doing something regardless how small of an "achievement" or low the quality of the project.

Fair enough and understandable if there are a lack of funds, but even at the most basic level of planning and organisation there is failure and incompetence.

 

lol where are the chairs and where is the grass :D :eek: Whats the use of this when there are folks dying of hunger and thirst... even if they had set up government owned farms with these resources that have been wasted and grown food, that would have been something.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lool

 

I am not actually sure what 'governments' in Somaliland and Puntland do? NGOs and the private enterprise that are ones actually doing something. So called government just shows up for the ribbon cutting and pass it 'development'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is lack of fundings for these projects thats why you wont see large scale developments but nevertheless these are developments a year ago there was no stadium in berbera today there is and that is something we should welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

OdaySomali;881872 wrote:
^ It just shows the current sad state of affairs that something quite frankly as sh!t and embarrasing is being paraded as a huge achievement.

He has to look to be doing something regardless how small of an "achievement" or low the quality of the project.

Fair enough and understandable if there are a lack of funds, but even at the most basic level of planning and organisation there is failure and incompetence.

 

lol where are the chairs and where is the grass
:D
:eek: Whats the use of this when there are folks dying of hunger and thirst... even if they had set up government owned farms with these resources that have been wasted and grown food, that would have been something.

Bacaaaac waxa ugu daran kuwan qurbaha dhul ay dad boqolaal sanadood ay dhisayeen garab dhigaya meel imika la dhoobdhoobayo

 

 

I am not actually sure what 'governments' in Somaliland and Puntland do? NGOs and the private enterprise that are ones actually doing something. So called government just shows up for the ribbon cutting and pass it 'development'.

Before you ask this question do you know how big is their budget?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Actually cabinet is doing lots of things for instance the Minister of aviation is doing a project of reconstructing both the hargeysa and burco airports the hargeysa airport is right now under construction.The minister of planning and finance minister are re organizing the tax system of the country they are currently in the eastern part of the country. So there is lots of activities going on in the cabinet. But because Somaliland is a poor country it takes time to see real changes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qaranki   

It seems to me Che won't be content until he sees Silaanyo in some overalls kneeling down with a hammer banging in some nails, whilst Oday Somali is wondering why Somalis haven't sent a rover to Mars yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this