Abtigiis Posted October 21, 2012 How old are you now?! 43! May you leave for many more years. :D hambalyo Saaxiib Gabbal. Dhalasho wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 21, 2012 ^ hear hear happy birthday Gabbal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2012 HBD Gabbal yare ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 Happy B-day waryee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 21, 2012 Abtigiis iyo boqorka Sucuudigu maxay wadaagaan waaban yaabee? The Tabloid Somali websites oo sheegayey inuu Sucuudigu hambalyo ku aadan 21ka Octoobar u soo diray dowladda Soomaaliya. Kuwaan maba xishoonayaan, boqorka waxay ka dhigeen geeljire aan siyaasad waxba ka fahmin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 21, 2012 loooool@this thread Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 Happy B-day you too Yaa macallin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted October 21, 2012 ^Nooh am like ur age man .......me and you we are few months old we are the dam-jadiid give us another 21 yrs lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted October 21, 2012 loool@ happy birthday of Gabbal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 21, 2012 Gabbal intee ka baxday? I know inaysan dhalashadaadii ahayn ee warka soo daa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2012 xaflad iyo tamashleyn buu ku jiraaye october is blessed month for the beesha barakeysan, 21 october, saacid getting the pm and alot of other stuff i cant remember right know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted October 22, 2012 Abwaan;882104 wrote: Gabbal intee ka baxday? I know inaysan dhalashadaadii ahayn ee warka soo daa! Gaalshire ayuu ku jiraa ka dib markii deriska uga waceen policeka ee ka seexan waayeen durbaan tunkii iyo gaardiskii dabbaaldega kacaanka. Waxaa la leeyahay waa laga kari waayey Gabbal in tuutaha laga siibo ilaa iyo hadda ama in laga fujiyo sawirka Siyaad Barre oo fooda ku dhajistey. Quote Share this post Link to post Share on other sites