Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Yusuf garaad to be Somalia's interior minister

Recommended Posts

Yusuf Garaad oo loo wado inuu noqdo Wasiirka Arimaha gudaha JF Soomaaliya

Posted by Pi on October 17th, 2012

Xog ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Feederaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa naloo cadeeyey in Liiska Uu Madaxweynuhu doonayo in Wasiiro laga dhigo uu ugu horeeyo Yuusuf Garaad, oo horey looga soo eryey BBC-da laanta afsoomaaliga.

 

Xogtaan oo ah mid rasmi ah waxaa la cadeeyey in Yusif Garaad noqon doono Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Raysal wasaare Cabdi Farax Shildoon soo wado.

 

Qaar ka mid ah Beelaha Koonfurta ayaa iyana isu raba jagadaan iyagoo qaarkood mar hore Codsi dacwo ah u gudbiyeen Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahaba, waxayna ku doodayaan in la joojiyo beesha had iyo goor loo caleemo saaro Wasaarada Arimaha Gudaha.

 

Golaha Wasiirada ee imaan doona dhowaan ayaa noqonaya rag ay isku xulufo yihiin Madaxweynaha, waxayna ka koobnaan doonaan 19 Wasaaradood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

What does this radio man know about security, law enforcement, local and regional goverments, constitutional issues and state building in general. Mise kursigaas waxa iska leh one of the SS-Clans. typical walee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntlandi knew about PM choice way before others, I think this is interesting news, I hope it's not true, otherwise the government has picked road.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalia, you should celebrate. He is a Mudug man, probably a former neighbour from Galkacyo, the capital of the enlightened Somali elite. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Carafaat;880763 wrote:
What does this radio man know about security, law enforcement, local and regional goverments, constitutional issues and state building in general. Mise kursigaas waxa iska leh one of the SS-Clans. typical walee.

Does the PM know about all these things, does the president? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Yusuf Garaad is an absolute buffoon, this degenerate has done enough damage while he was at the helm of the BBC somali service.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this