Sign in to follow this  
walaalkis

Shooting target in kismaayo

Recommended Posts

This is outrageous. These moryaan in uniforms need punishment. Where is Alshabab when you need them.

They have no skills . They have no respect for the people. They rape,steal and kill innocent people.

This weak goverment and it's thugs will never achieve anything as long these killers are hired as soldiers.

They raped 16yrs old and now they shooting people like its target practice. If this goverment had strong leader he would

speak of these type of actions.

 

 

Kismaayo (RBC) Ciidamada dawlada iyo kuwa Raskambooni ee wadajirka u jooga magaalada Kismaayo ayaa galabta toogtay haweeney dad deegaanka Kismaayo ka mid ahayd oo ku sugneyd bartamaha magaalada Kismaayo.

Qof deegaanka oo ka gaabsaday in la magacaabo ayaa Raxanreeb u sheegay in haweeneydaasi oo lagu magacaabi jiray Haliimo ay ahayd qof dhagool ah isla markaana toogashada ay timid kadib markii ciidamada ay amreen inay joogsato xilli ay mareysay bartamaha xaafada Calanley iyaduna ay maqli weysay.

Meydka haweeneyda ayaa markii dambe waxaa goobta ka qaaday qaar ka mid ah eheladeeda oo maqlay dilkeeda iyadoo galabta lagu aasay meydka magaalada Kismaayo.

Maxamed Sheekh Nuur oo ka mid ah odayaasha magaalada, qaraabo dhowna ay yihiin haweeneyda la toogtay ayaa Raxanreeb u sheegay in dilka galabta loo geystay haweeneyda dhagoolaha ahayd uu ahaa fal lagu degdegay isla markaana saraakiisha dawlada laga rabo inay baaris ku sameeyaan kiiska.

Dhanka kale ciidamada ku sugan Kismaayo ayaa la soo sheegayaa in galabta ay hawlgalo baaris ah ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada iyagoo dhowr ruux soo qabtay.

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa beryahan degan inkastoo ay mararka qaar ka dhacaan dhacdooyin amni xumi qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this