Sign in to follow this  
xiinfaniin

Xaaji Xaaji's Prayers Against Kismayo

Recommended Posts

Haatu   

Macalinka, that's why he avoids those areas and is forever headed to Hargeisa. He knows he escaped xalaaleyntiisa and is trying his best to avoid it :D After he receives the lashes and wife/xoolo, he'll be a new man :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaanow meeshay ay wararku ka jiraan baa wararka laga so tabiyaa Woqoyi ma waxba ka jira mise aniga Dr cismaan baad igu qaldaysa ninka xita meesha so galiya marka garowe musqul laga dhiso, war ma anaga sudaanta keeney Abwaanow xiinfaniin oo kale ha igu noqon oo leh ill cawaran bu xaaji Xunjuf igu so eegey ma Cabdi Cawar bu igu qaldaya:D Meeshi ay warar xasaasi ay ka jiraan wanu ka tabinayna ha noqoto Somalia Somaliland Somalida O'gaden region Djibouti Puntland Khatumo Jubaland meel alaalay Somalidu joogan haday wax ka jiraan oo laga doodi karo dee wa inaynu ka doodno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX.................looooooooooool...........Okey Xaaji, marba haddaad qiratay in Siyaasadda Soomaaliyaba ay Koofur tahay dee adna Ictiraaf-Raadiskii iskaga soo noqo oo dadkaaga dhinac ka raac.

Horta Dr. Cismaan caadi maba ahan. Mar dhow car yuusan dhihin Puntland baa dayax-gacmeed dirtay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu Ictraaf raadin la ima dirin Dowlada Siilaanyo ayaa arinta qaabilsan iyadaad kala hadli doonta iyo Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Dr Bidaar ba arinta u qaabilsan.Abwaanow waxa Somalia ka socda inta badan Siyaasaad maha eeh wa kalay ii dawada camaradaha na keena laakin wa run wa inaynu ka sheekeyno wana muhiim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this