Sign in to follow this  
Che -Guevara

My Source says the PM will be..........

Recommended Posts

Che -Guevara;875428 wrote:
I didn't actually think you will check politic section aka asylum center.

Well Che, suprise here I am :D

 

Sometimes I come in here to see what's the latest update on the Somali politics. You will see me write in here once in a blue moon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

The clan cheeleders of SOL have nestle close to their clans whispers

Everyone has a prediction!

You are cozy and warm in your presidential seat

Stop fuuucking with us, please, and please make my predictions true

Where is the share of my clan , Mr president?

 

The Streets are dark in Mogadishu, Mr President.

The clans huddle down and whisper in the dark

Is it this week he will appoint our man? they all ask

I’ll support you to death if you swear

You’ll appoint my clansmen

 

Don't doze low in the presidential seat

My life is a failure, If you don't make my prediction true

I’m a shitty- clan cheerleader.

Stop fuuucking with me, please, and please appoint my clansmen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaban qaabada Munaasabada magacaabista Madaxweynaha oo ka socota Madaxtooyada

 

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka socota qaban qaabadii u dambeysay Munaasabada lagu soo magacaabayo xilka Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta.

 

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada hadal heynta magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa aheyd mid xalay oo dhan la isla dhex marayay in maanta oo sabti ah Madaxweynaha uu goostay inuu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub.

 

Wararka ayaa intaa ku daraya in xilka Ra'iisul Wasaaraha loo magacaabi doono gelinka dambe siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasoo aheyd arrin horay loo filayay, gaar ahaan in siyaasi ka soo jeeda Beesha *********.

 

Hadal heynta ayaa u badneyd nin lagu magacaabo Saacid Faarax Garaad oo aheyd saadaasha ugu badan ee magacaabista in isaga Madaxweynaha uu u xushay, waxaana warkan uu ahaa mid hareeyay Madaxtooyada gudaheeda.

 

Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa sii kala yaraanayay ragga u hanqal taagayay xilka Ra'iisul Wasaaraha oo 10-ka badnaa, hase ahaatee xalay ay soo baxday in Madaxweynuhu hal shaqsi ka soo reebay, oo uu u xushay xilka Wasiirka koowaad ee Xukuumada.

 

Magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaaneysa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri u kicitimi doono Uganda, si uu uga qeyb galo munaasabad xoriyada dalkaas, taasoo noqon doonta safarkiisii u horeeyay ee dibada ku tago.

 

Laakiin arrinta kale ee muuqatay ayaa aheyd sida Madaxweynaha kalsooni uga heli karo Baarlamaanka hadii uu magacaabo shaqsi aanay raali ka aheyn, wada tashiyadooda ku imaan, waana caqabad miisaankeeda laheyd.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah Madaxweynihii u horeeyay ee ku qaadata muddo 25-cisho inuu ku soo magacaabo Ra'iisul Wasaare, iyadoo haatan ay muddo afar cisho uga harsan tahay waqtiga uu sharciga u siinayo in Ra'iisul Wasaare ku soo magacaabo oo ah 30-cisho.

 

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharnews@gmail.com

jowharcom@hotmail.com

Master on October 06 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this