Sign in to follow this  
Abtigiis

Breaking News: Farmajo nominated as the new Prime Minister

Recommended Posts

Shinbir Majabe;873442 wrote:
Oba, Puntland is massive to you?! Farmaajo is popular in south Somalia especially Mogadishu..

lool im not talking about pland only azania too, it aint like it'll change something

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is news was reported by new radio stations I'm told , spreading lies iyo war aan jirin is how you create your audiences in Mogadishu.

Sick people iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apparently the news was leaked from inside of the Villa. Celebratory gun fire everywhere ......!

 

 

Just called Xamar and talked to someone works inside the Villa......There is no official confirmation yet but i was told he will make it official in two hours time inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Not at all! one of the candidates called me and this seems to be a false news! Palace reportedly angry about this news. Insider information.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabaaldeggii ugu weynaa oo Muqdisho ka socda iyo Madaxweynaha oo la filayo inuu goor dhow ku dhawaaqo Ra'iisal Wasaare cusub

 

Magaalada Muqdisho waxaa maanta duhurnimadii ka bilowday dabaaldegii ugu weynaa ee abid ka dhaca, kaddib markii warar soo baxay ay sheegeen in saacadaha soo socda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhwaaqo Ra'iisal Wasaare cusub.

 

Fantasiyo iyo rasaas cirka loo riday ayaa hareeyay hawada magaalada Muqdisho, iyadoona dadweynaha magaalada Muqdisho ay muujinayaan xamaasad aad u weyn kana rajo qaba in Ra'iisal Wasaaraha cusub loo magacaabo Maxamed C/llaahi Farmaajo.

 

Inkasta oo aan weli si rasmi ah Madaxweynaha u shaacin shaqsiga uu Ra'iisal Wasaare u magacaabayo, ayaa hadana wararka aanu ka heleyno xarunta madaxtooyada waxay sheegayaan in Madaxweynaha uu Ra'iisal Wasaare cusub soo magacaabayo saacadaha soo socda.

 

Dhinaca kale shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada Dowladda KMG ah ayaa iyagu si weyn ugu haminaya isla markaana u doonaya Md. Farmaajo in loo magacaabo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magaalada Muqdisho muddo ka badan hal saac ay is qabsatay rasaas loogu dabaaldegayo laguna taageerayo Ra'iisal Wasaarenimada Md. Farmaajo.

 

Kaddib dabaaldegyada ayaa waxaa soo baxay kumanaan dadweyne ah, kuwaasi oo iyagu dibadbaxyo waaweyn iyo isu soo baxyo aan horay loo arag isku qabanqaabinaya inay isugu soo baxaan waddooyinka waaweyn, mana aha markii ugu horeysay oo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay bannaanbaxyo ku taageeraan MD. Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo ka mid ahaa musharaxiinta jagada Madaxweynaha ee laga guuleystay.

 

Maxamuud Axmed Xasan

Web Updating, Somaliweyn Website

xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com

www.somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Yes, I heard the State Radio will issue a denial just five minutes ago!

 

Nomads, I apologize for falling for this! I have better source and should have checked with them.

 

I now hear Farmaajo is not in the short-lis. In fact, it is Mohamed Barre or Saacid if at all it goes to the Gedo community!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho-(HWN) Daqiiqado ka hor ayay aheyd markii madaxtooyada Soomaliya looga dhawaaqay in Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo loo doortay Raisul wasaaraha Soomaliya isla markaana Muqdisho oo dhan laga dareemay rasaasta cirka loo gamayo ayaa hada waxaa soo baxaya warar cadeynaya in Farmaaajo aan loo magacaabin Raisul wasaaraha Soomaaliya.

 

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo iminka Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanan Raisul wasaaraha Soomaaliya loo magacaabin waxana uu tilmaamay in qorshaha warka sheegaya in Raisul wasaare loo magacaabay ay ka dambeyeen madax ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo ciidamo doonayo in isaga la magacaabo.

 

Ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ayaa iminka wali wada banaan baxyo ay ku taageerayaan in Farmaajo loo magacaabay Raisul wasaaraha Soomaaliya.

 

Farmaajo waxaa uu ku baaqay in dadka iyo ciidamada banaanbaxaya ay is dajiyaan isla markaana Madaxweynaha ka dhur sugaan inta uu Raisul wasaaraha Soomaaliya magacaabayo.

 

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa maanta si aad ah u kacsan waxaana ciidamada dowlada ay xireen wadooyinka Muqdisho iyadoona sidoo kale ay dadka dabaal dagyo wadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL so funny, I am laughing so hard I can't believe it :D:D:D:D:D:D:D wooooooow hahahahhahahaha I can't breath :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this