Sign in to follow this  
walaalkis

Wixii tuuri kartit tuur

Recommended Posts

This should be in history books

 

 

"Kii dhagax tuuri kara, kabtiisa tuuri kara, birta tuuri kara, qoriga tuuri kara, Allaahu Akbar baa lagu tuurayaa, dhagaxu bambo ayuu isku bedelayaa, qoriga Hoobiye iyo BM ayuu isku bedelayaa, Alle ayaa wata"ayuu yiri Fu'aad Shongole.

Walahi kuwaan Alshabab utaliya waa warlord yaal kale , they know they lost the game markaas rabaan inta nabad doonta

Isla dintaan .

 

Allah subxanallaah kuwaan walan ka qabto , thugs in uniforms vs thugs with cimaamad

 

Somalia waligeed dagaal kujireen maxaa kalifey diinta dificaa , where these guys last wars between Somalis ?

 

Moryaan turn into wadaad with four wives , that's perfect deal for Alshabab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Wixii tuuri kartit tuur kulahaa! Adeer Soomaaliya nabad Bey Ku soo noqotay ee bal adigu (Al-Shabaabay) cagaha wax kaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Tolow kabtana maxeey isku badelee ? Maybe sandals will also turn into drones. The man lost it, fairy tales that were told in Afghanistan two decades ago uu lasoo shaga tagay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this