Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Al Shabaab oo isaga baxay Kismaayo

Recommended Posts

Maaddeey;870465 wrote:
^ maxaa isaga dan ah Kismaayo & inta?. Adba sheekooyinkaagii aad ku caan baxdayee
khasiisnimada
sowtaad iska deysay, maadaan kaa liitaa adoo weliba ciddii ah!.

Subxaanallah, war raggoow ha la kala xishoodo oo kaftanka iyo aflagaadada kala saara mise tii aakhiro waxaa laga doorbiday maahmaahdii ahayd "alle ka cabsi iyo rag iska dhicis meel ma wada galaan" ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   
:D :D Maaddeey, if by what you said you mean you are now jumping ship, I wlecome it. You are right, if I can stop that, there is no reason why you can't ditch Alshabab!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;870449 wrote:
Shimbir, Shabelle.net haddey been u bareerto ma soo guurinee adna?. Markii hore ayaad qaldataye mar kale ha ceeboobin ma garatid?, mise ceeb waa laba afmaroojis?.

Ok Maadeey, Shabelle been bey sheegeen, ka waran Jowhar.com:

Magaalada Kismaayo ayaa ka jirta xaalad dagaal iyo cabsi soo wajahday dadka ku nool, iyadoo la sheegayo in saraakiishii u sareysa Al-Shabaab ay isaga baxeen, kuwaasoo badankood aaday dhinaca deegaanada Jasiiradaha ku yaal.

Radio Muqdisho:

Dhinaca kale ilo wareedyo lagu kalsoonaaqnkaro oo aynu ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malleeshiyaadka Shabaab iyo horjoogayaashoodiiba ay isaga baxeen magaalada Kismaayo kadib markii ay u caddaatay ineysan u jilib dhigi karin awoodda ciidamada XDS oo magaaladaasi kaga soo wajahan konfurta iyo galbeedka.

 

Horjoogayaasha ayaa lagu soo waramayaa in ay Kismaayo uga baxeen dhanka Waqooji si gabbaab uga dhigtaan dhulka Keymaha ah, halka kuwo kalena ay usoo dhaqaaqeen dhanka Jilib, waloow warar kale oo aan la xaqiijinin ay sheegayaan in horjoogayaashu ay u jidaaleen dhanka degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Maaddeey;870449 wrote:
Kismaayo marey noqotoba waa la qabsanaa, lakin tan afka ah naga daaya.

^^ oo haddiiba aad ogtahay in la qabsanayo, maxaa inoogu diideysaa inaan si advance ah usii sheegano! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horjoogayaashii Kooxda Shabaab oo Gabi Ahaanba Faarujisay Kismaayo

 

Horjoogayaashii Kooxda Shabaab oo mudo ku dhow 4 sano ka arrimineysay magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose ayaa intii badneyd faarujisay magaalada kadib markii ay culeys xooggan kala kulmeen Ciidamada huwnata ah ee magaalada ku soo wajahan.

 

Dagaallo xooggan oo lagu wiiqay awooda Shabaab ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay si isdaba joog ah uga jiray hareeraha magaalada Kismaayo taasoo Shabaab ku qasbay inay magaalada faarujiyaan.

 

Wararka gudaha maagalada aan ka heleyno ayaa ku soo waramaya in horjoogayaashii kooxda Shabaab iyo Maleeshiyaadkoodii ay isaga baxeen magaalada, waxaana ay u jiheyteen dhanka degmada Jilib ee gobbolka Jubbada Dhexe.

 

Waxaa haawanaya xarunta degmada, Saldhiga, iyo sidoo kale guriga gobbolka oo ay Shabaabku buuxi jireen.

 

Kooxda Shabaab ayaa gacan ku heynta magaalada Kismaayo waxaa ay la wareegeen bishii Aguast ee sanadkii 2008 golkaasoo ay kala wareegeen Maleeshiyo beeleed uu hogaaminayay Barre Aadan Shire Hiraale.

 

Keydmedia kala soco wararka xaqiiqda ah ee magaalada Kismaayo

 

Keydmedia Online -Xafiiska,Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Kow: the first to report the fall of Kismayo will only be the Kenyan media, markey kuwaas sheegaan ila soo socodsii.

 

Ps. Dawladdaa sheegtay in Buulo Gaduud joogaan Shabaab, igama indho yaride waa ku sidee abaaba?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ On sol You bet I will!. (haddaan meel electricity iyo internet access helo :P )

Edit: wadaadkaam Complicated waxaan ka hadlaayo ma ogee, adigase waad ka duwantahaye, sheekooyinkiisa, tilmaanta aan siiyey maxaa uga habboon?. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maaddeey, ninyahow nin maskax badan baan kugu ogaa ee baryahan meeshaad ka socoto iyo meeshaad u socotid ma garto. What are you saying now on this thread? Are you arguing Kismayo is not taken or that it will not be taken or was taken or what? Why does it matter if it is already taken or if it vacated and the allied forces move in in few days?

 

I think you are suffering from what Yalaxow calls the "bililiqo amnesia syndrome". :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this