Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Daqane   
@ Oba, man thats the somali owned mug cafe with a couple of outlets in nairobi on a par if not better than the Java coffee shop chain mashallah, it is great to see them opening up a branch in Mogadishu and hope its a boost to others considering investing in Somalia!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daqane;935337 wrote:
@ Oba
, man thats the somali owned mug cafe with a couple of outlets in nairobi on a par if not better than the Java coffee shop chain mashallah, it is great to see them opening up a branch in Mogadishu and hope its a boost to others considering investing in Somalia!!

Yeah i heard the owner bought the Makka al mukarammah hotel from Ali mahdi. There is even an italian chief doing the food. Im definately staying there for atleast 3 days when i hit the city this summer!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction Company ayaa waxaa ay waxaa soo saaraysa Qalabka Dhismaha oo kala duwan gaar ahaana Bulukeetiga Casriga ah iyo Dhagaxyada loo yaqaano Interlock oo lagu dhisayo Wadooyinka ay maraan Dadka iyo weliba Guryaha

 

Ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Cabdicasiis Maxamed Xasan (Cabdicasiis Dhega Weyne) oo ah Maamulaha Warshadda oo Sharaxaad ka bixiyay Qalabkan cusub ee ay dalka keeneen iyo sida ay u doonayaan in ay uga qayb qaataan Doorka kaga aaddan dib u dhiska dalka.

 

Cabdicasiis ayaa farta ku fiiqay in iyagoo tixgelinaya baaqii Xukuumadda ee ahaa in Ganacsatada Soomaaliyeed Dalka ay dib u dhisaan isla markaana ay Maalgaliyaan ay suurta gashay in Warshad Cusub oo la jaan qaadaysa Dhismayaasha Caalamka in ay Dalka keenaan.

 

Mudane Dhega wene oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in iminka ay soo saareen Bulukeetiyo ka Tayo wanaagsan kuwii Soomaalida ay hore u Isticmaali jirtay kaasoo aan kaaga baahneyn in aad Salaaxdo , isla markaana ay sameeyaan Dhagaxyo la is gel gelinayo oo shub ka samaysan ( Interlock) kuwaasoo Mustaqbalka dhow iyo kan fogba anfacaya Dadka qaata.

 

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Maamule ku Xigeenka Warshaddaas Cabdikariin Maxamuud Ibraahim oo sheegay in Halkii Saac ay Warshadoodu soo saari karto 900 Boqol oo Bulukeeti ah oo Casri ah iyo Tiro aan intaa ka yareyn oo Dhagaxyada Interlock-ga loo yaqaano kuwaasoo uu sheegay in Bilic ahaan iyo Tayo ahaanba ay ka wanaagsan yihiin Qalabkii Dhismo ee hore dalka looga Isticmaali jiray.

 

Cabdikariim ayaa hoosta ka xarriiqay Dhagaxa Interlock waxaa uu Fududeynayaa Fiilooyinka Dhulka la mariyo ee loo adeegsado Fiilooyinka Koronta iyo Inter-net-ka kaaso Dhagaxa Interlock markaad Doonta ka qaadi karta kuna soo celin karta isagoona u sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay sidoo kale keeneen Qalabyo loo adeegsado Qasida Shamiintada iyo Wiishash Dhaa dheer oo loo adeegsan karo Dhismayaashii Awal gacan isugu Dhiibka ahaa. Ugu dambayntii ayuu Maamulku sheegay in marka hore ay *****li doonaan Baahida Dhismaha Magaalada Muqdisho kaddibna ay u gudbin doonaan Gobolada kale ee Dalka.

 

Eng Yu oo ka mid ah Injineerada Warshaddaas Rakibtay una Dhashey Wadanka Shiinaha haatana halkaan u jooga Tababarka Shaqaalaha Soomaaliyeed ee Qalabkaas ku shaqeynaya oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in Qalabkaan uu yahay Farsamadii u dambaysey ee Shiinaha iminka wax loogu Dhiso isagoona u rajeeyay Muqdisho iyo Soomaaliyaba in ay ka faa’ideystaan Qalabkan casriga ah ee Teknoolajiyada Caalamka ee Dhismaha la Jaan qaadaya.

 

 

 

 

77178672.jpg

 

 

17801379.jpg

 

33316428.jpg

 

111hle.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this