Sign in to follow this  
OdaySomali

Pakistan, 'controlled chaos' = ha la daayo budhcadbadeedka!

Recommended Posts

Marka ugu horaysa waa in dowlad jirta, la aqoon sanyahay oo "due process" la aqoonsanyahay ku abuurantay la dhiso. Muhiimada waxa weeye inaynu la soo noqono xidhiidhka, iskaashiga iyo wada-tashi toos ah ee aynu la yeelan karno dowladaha iyo haayada kale' ee calamka.

 

- Wadankeena iyo budhcadbadeedka waxay I soo xasuusiyaan Baakistaan iyo Talibaanka. Waxa weeye a semi-controlled chaos from which the 'government' and/or 'elite' benefit.

 

- Bakistaan dhanna' waxay dhehaan Taliban ayaanu la dagaalanaa, oo lacag, hub iyo tababarba maraykanku ku siiya. Dhanka kalena iyagii ayaa Talibanka caawinaaya oo xittaa hub siinaaya.

 

- Waa inaynu budhcadbadeedka wadno, oo aan beryahan la joojinin. Waa in maraakiib la qabsado, every now and then.

 

- Waayo, budhcadbadeed waa inaynu isticmaalno si aynu u muujino, dunidana u xasuusino muuhiimada dalkeena. Maadaama meesha muuhiimka iyo istratiijiyada ah ee uu ku yaalo. Leverage waxa la dheho ayaa inooga kordhaaya.

 

- Hase' ahaatee hadana waa inaynu/dowlada cusubi caalamka ka dhaadhicino/so inaynu 'actively' 'la dagaalamayno' budhcadbadeedka ( ;) inaga dhab ma ahan laakiin).

 

- Waayo waa in dowladaha caalamka iyo qaranada midoobay ay caawimo inaga siiyaan; qalab ahaan, hub ahaan, hab ayaah, tababar ahaan, iyo wixii kale' ee aynu u baahano. Stick-ga waxaynu ku daraynaa 'carrot' macaan. Intanynu shirkadaha waaweyn ee laga leeyahay waddannada Galbeedka iyaga toos ula hadalno ayaynu been ugu ballan qaadaynaa inay si riqiis ah badeenna kalluunka ka gurtaan - keliya' haddii ay cidhiidhi iyo lobbying saaran dowladahooda inay inaga ina caawiyaan.

 

- Taasi waxay inoo furaysaa jidad wadahadal, iskaashi iyo wada tashi aynu la yeelano dowladaha caalamka. Iyo inaynu dhisano ciidan baddaha iyo xeebaheena inoo ilaaliya, oo tababar, hub iyo qalaba la inoo siiyo.

 

- Waa inaydun fahamtaan, choas in small doses is tolerable and tolerated, but complete and utter chaos, no so much.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this