Sign in to follow this  
OdaySomali

Sawir kun eray sheegay...

Recommended Posts

Waxa lagu maahmaahaa "sawir ayaa kun eray sheegi kara". Hadaba sawirkan ayaa kun eray iyo dheeraadkiisba sheegay.

 

Sawirkani wuxuu muujinaayaa tayo-darada iyo hab-xumada dadkeena iyo dalkeena haysta. Xaflad yar ayaynaan habayn karin, wax dhaafsan ba iska daa. Sawikani waxa kale oo uu muujinayaa inaynu aqoon-darado aawadeed dunida inteeda kale' uga hadhnay.

 

Waxan soo xasuustaa, oday soomaaliyeed ayaa beri igu yidhi, intuu magaalo halkaas ah ii tilmaamay, waa tuulo reer miigii oo dhanu ku soo xeroodeen oo dabeedtana magaalo lagu tilmaamo.

 

Xaaska%20Daas%201.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waa sawir mugdi ah, muxuu kun erey sheegaa! bal fiiri intaas oo qof oo sawirka ku yaal xitaa hal qof oo wajigiisa (wajigeeda) si fiican loo arkayaa kuma jiro. qofka sawirkan qaaday farsamada ayaa ka xumaatay:(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;865156 wrote:
Waa sawir mugdi ah, muxuu kun erey sheegaa! bal fiiri intaas oo qof oo sawirka ku yaal xitaa hal qof oo wajigiisa (wajigeeda) loo arkayaa kuma jiro. qofka sawirkan qaaday farsamada ayaa ka xumaatay:(

Taasna waa meel. Laakiin meeshu waa sad sight walahi.

 

Ma kuraasta caagga ah ee gudaha lagu fadiyo.

Misi calanka oo meel walba laga taagay, ilaa koobabka dhexdooda.

Mise ubaxa caagga eh

Mise random joogga miiska la saaray.

Mise caagadaha sharaabka iyo biyaha ee miiska la saaray.

Yacni satisfaction with low quality all-round weeye.

 

Who would have thought this was a dinner hosted by the wife of a country;s PRIME-MINISTER, no less. Waa ayaandarro inaynu sidan ku dambeynay.

 

Markaa ma aha wax lala yaabo in wadooyinkeena, dhismayaasheena, dowladeena, caafimaadka iyo waxbarada etc. ay kulli tayo daran yihiin (ama low quality yihiin).

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Anigu koleytaba wax aan la yaabo uma jeedi meesha..(except as i have mentioned in a different thread..dumarku waxey uu eg yihiin on the verge of hypertension if not diabetic already (& this is not an insult but just fact I think)...as usual..dumarkuu markeey ragu casheeyan/cunto loo guro baa lasoo gaarsiiya :D typical somali. Meel dumar loogu talagale..masjid-ka meeshey ku tuukadaan hanoqotee..its the most unkempt place & full of faults!

Share this post


Link to post
Share on other sites

quality is never an accident; it is always the result of high intention, sincere effort, intelligent direction and skillful execution; it represents the wise choice of many alternatives.

william a. Foster

Share this post


Link to post
Share on other sites

raula;865163 wrote:
anigu koleytaba wax aan la yaabo uma jeedi meesha..

the quality of each man's life is the full measure of that man's personal commitment to excellence and to victory.

vince lombardi

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Oday yarow adigu qolada hotelka leh maad la xiriitid ayagaa qaadada iyo saxnka meesha dhigaye?

Kuraasta caagaana horay looma haysan walaalo turkigaaba iminka noogu deeqay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this