Sign in to follow this  
malistar2012

Shiekh Sharif Ahmed Welcome home...........................Good Times in the Capital

Recommended Posts

Great day in the capital , president showing he is the man , great support from Generals and the Speaker of the Parliament and etc …………………………………….. Everybody came out ……………….

 

IMG_4175.jpg

 

 

IMG_4218.jpg

 

 

IMG_4133.jpg Happy times

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayadoo kumanaan dadweyne ah ay maanta isu soo bax ay ku taageerayaan madaxweynaha ay ka dhigeen magaalada Muqdisho.

 

Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu uga soo qeyb galay aaska R/wasaarihii hore ee dalkaasi Meles Sanaawi. Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Taliyeyaasha ciidamada XDS iyo Booliska iyo in ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka.

 

Dadweyne ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo ardayda dugsiyada ayaa isugu soo baxay inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada, ayagoo sita calanka dalka, hal ku dhigyo ay ku taageerayaan in madaxweynuhu uu mar labaad dalka hoggaamiyo iyo sawirrada madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

 

Madaxweynaha oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay madaxtooyada ayaa sheegay in uu la kulmay R/wasaaraha Dalka Ethiopia Xeyle Maryam oo ay isku raaceen in xiriirka labada dowladood uu sii socdo, ayadoo la adkeynayo iskaashiga lagu nabadeeyo geeska Afrika.

 

“Waxaan is aragnay R/wasaaraha KMG ah markii horena ahaa R/wasaare ku xigeenka Ethiopia, waxan ka wada hadalnay marxaladda kala guurka ah ee ay galayaan iyo marxaladda kala guurka ah ee Soomaaliya halka ay mareyso, waxaana isla garanay in siyaasaddii hore ee lagu socday la sii xoojiyo” ayuu yiri madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in si guul ah ay ku dhammaato doorashada madaxweynaha dalka, si dalka waddanku uu u helo dowlad rasmi ah oo ka saarta dhibaatada muddada dheer ka jirtay, soona celisa sumcaddii daalka iyo dadka Soomaaliyeed.

 

IMG_4107.JPG

 

 

 

IMG_2071.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

There must be law against wasting state resources on travel including sending off and welcoming of Presidents and other officials.

 

This one might be excused since it's election time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

22 years they never got to celebrate or admire head state.

Let them party and enjoy this fruit of peace, this man has brought .

Plus is election time

 

God bless sheikh Sharif Ahmed …………………

 

Win or loose You will always be remembered as a Somali hero

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_4181.jpg

 

dhaweyay guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Taliyeyaasha ciidamada XDS iyo Booliska iyo in ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka.

 

Waa sheekadii Farmaajo. Paying people to come and welcome him at the airport. Shariif is for sure learning the trics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this