Sign in to follow this  
Mooge

Somali Presidential Elections will be held on September 10, 2012

Recommended Posts

Mooge   

What is happening in Mogadishu?

 

The scramble for votes is underway. Sakiin's 45 votes are being chased by everyone. He may be out but he still has loyal supporters who can do damage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tomorrow the committee will publicize the criterion for presidential candidates ...that will give us clues about where things are heading as far as the contest for the top post goes

Share this post


Link to post
Share on other sites

Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo dhaceysa 10-ka September

 

Jimco, 31-ka Agoosto 2012(HOL): Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, kaddib kulan uu guddiga ku yeeshay xarunta golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

 

Guddiga ayaa kulanka uu yeeshay wuxuu ku magacaabay seddex guddi oo kala qaabilsan qabanqaabada doorashada, maaliyadda iyo araaji qabashada, iyadoo muddada araaji qabashada loo asteeyay inta u dhaxeysa 3-da illaa 6da bisha September.

 

Afhayeenka Guddiyada la magacaabay Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa saxaafadda u sheegay in marka ay musharrixiinta soo gudbiyaan araajidooda ay 8-da bisha soo jeedin doonaan waxyaabaha ay doonayaan in ay qabtaan haddii loo doorto xilka madaxweynenimada Soomaaliya, iyadoo wixii maalintaas ka dambeeyana loo diyaargaroobayo doorashada madaxweynenimada oo 10-ka bisha September dhici doonta.

 

Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya ee la qabanayo 10-ka September 2012 ayaa waxaa isu soo taagay ku dhawaad 30 musharrax, kuwaasi oo isu jira siyaasiyiin dalka dibaddiisa ka tegay oo xilkan isu soo taagay kuwo dalka ku sugnaa iyo madaxda Dowladdii TFG-da ee waqtigeeda dhammaaday.

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Aamiin to that

 

The day that we have been waiting for is coming closer and closer. Sheekh Shariif iyo Cabdiwali shaqadoodii wey ka soo bexeen, mar hadii ay dhameystireen Dastuurkii, maalintii doorashada madaxweynaha Soomaaliyana ay ku dhawaaqeen. Insha'allah khayr bay noqon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this