Sign in to follow this  
General Duke

Civilians in PUNTLAND celebrate the smooth election of Speaker...

Recommended Posts

Dibad-bax ballaran oo lagu taagerayo guddomiyaha barlamaanka prof. Jawaari ayaa maanta ka dhacay Garoowe, caasimadda Puntland

 

Posted by SEK5 on August 29th, 2012

 

Garoowe(Puntlandi): Waxaa maanta magaalada Garowe ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo doorashada Jawaari kaas oo ay soo qabanqaabiyeen dadka kasoo jeeda gobollada Bay iyo Bakool ee ku dhaqan magaalada Garowe.

 

Maaha magaalada Garowe oo keliya, dhammaan magaalooyinka kale ee Puntland ayaa guud ahaan si wayn looga soo dhoweeyay doorashada Prof Jawaari iyadoo dadwaynuhu ay si wayn ula socdeen intii ay socotay doorashada guddoomiyaha barlamanka iyo ku xigeennadiisa.

 

Dadkii ka qaybgalay dibad-baxan ayaa ka warramay xaaladda ay ku nool yihiin iyagoo dhinaca kalana farriimo u diray siyaasiyiinta beelaha ay kasoo jeedaan oo ay ku tilmaameen kuwo hadallada kasoo yeeraya ku salaynaya danaha siyaasadeed ee ay leeyihiin oo keliya, sida ay tilmaamayaan dadkii ka qaybgalay dibad-baxan oo uu ka mid yahay Mustaffa Mataan.

 

Maamulka Puntland ayaa soo saaray war murtiyeed uu ku taageerayo doorashada guddoomiyaha cusub ee barlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusman Jawaari ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

 

Qoraalka oo soo qaaday arrimaha ugu muhimsan ee maamulka Puntland ka filayo qabashada Prof. Jawaari wuxuu si gaara u tilmaamay hirgelinta iyo ku dhaqanka dastuurka federaalka, hirgelinta dhismaha aqalka sare ee dastuuriga ah ee barlamanka federalka iyo dhiirrigelinta dhismaha dawladaha federalka ah ee dhiman.

 

Waa markii ugu horreysay ee muddo ka badan labaatan sano lagu qabto doorashoguddoonka barlamaanka oo rasmi ah dalka Somalia.

 

Xafiiska Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

And why am i not surprised since cabdi cawar is still in the race and its all because jawaari these are people from the garowe clan enclave celebrating not natives from bay and bakool you cannot fool us adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;862495 wrote:
Duke Cabdi cawar will not be president whether u dedicate100 topics for him or not he is just doesn't have what it takes.

Galayr didn't win either, where are you on that, you coping mate? No pills for you tonight. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Come on Xaaji, you can do better than that, are you still hurting? So what if he's not PM or President, I don't think no one will feel sad, especially given what happened to your favourite. See, you must understand that there's games beyond the game. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;862500 wrote:
The end goal is the same cabdi cawar will not be president nor will he be prime minister.

We welcome your prediction as we did the ones you were making last week..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this