Sign in to follow this  
Daqane

Wakiilada Beesha caalamka iyo gudig Farsamada oo fasaxay hogaamiyashii loo diidanaa in ay xildhibaan

Recommended Posts

Daqane   

Wakiilada Beesha caalamka iyo gudig Farsamada oo fasaxay hogaamiyashii loo diidanaa in ay xildhibaani noqdaan iyo bari 8 subaxa oo maxkamda goaan ka gaari doonto

 

 

 

Kulan maanta dhan socday oo u dhaxeeyo maxkamda sare iyo beesha caalamka wakiilada u qaabilsan Soomaliya ayaa waxaa leysla meel dhigay qilaafkii u dhaxeeyey hogaamiyaashii loo diidanaa in ay xildhibaano noqdaan iyo Beesha caalamka iyadoona beesha caalamka garwaqsatay sheegtayna in wax danbe ah oo cadeen ah loo heynin Ragan sidaana ay iyagu xagooda fasax ka yihiin iyadoona beesha caalamka sheegtay in Barlamaanka Soomaliya u taalo Soomalida waxii had aka danbeeyana ay hor istaagi doonin xubnaha loo diidanaa Barlamaanka

 

Si doo kale gudiga farsamada ayaa iyaguna waayey cadeemo muujinayo in ragan loo diiday ay danbi galeen taana ay ku sheegeen in waxii hada ka danbeeyo ragaan fasax yihiin gonkana ay u taalo Madaxda Soomalida iyo odoyaasha dhaqanka

 

Arinka is jiid jiidka ayaa loo balamay in la soo afjaro ilaa Bari 8 subax nimo xiligaan Muqdisho oo ay maxkamda sare goaan cad ka qadan doonto halkaana lagu dhaari doono si ay uga qeyb galaan doorashada gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku xigeenadiisa

 

Beesha caalamka iyo gudiga farsamada oo ewal ku dhaganaa ragaan 16ka siyaasi ah ayaa xiligaan moodaa kadib marii maxkamda sare la kulantay ay weydiistay cademo ay ka gaabsadeen sidaana u fasaxeen ragaan

 

Raga bari maxkamada Fasixi doonta ayaa kala ah Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya

.

Maxamed Ibraahim Xaabsade , Wasiir Hore

Sheikh adan Madoobe gudoomiye Baramaan

 

Maxamed Qanyare Afrax Xildhibaan

 

Cabdiraxaan Ibbi

Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Finish) Wasiir Hore

 

Cabdi Casiis Sheekh Yuusuf ,Wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumadii hada dhacady ee C/Wali Gaas Hogaaminayay

 

Xafiiska Warqabadka Dayniile.com

Webmaster@dayniile.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this