Sign in to follow this  
General Duke

Warning to those attacking Saado Ali Warsame - angry author why?

Recommended Posts

Haddii aannu nahay beesha K........, ee *********** raali kama nihin weerarka qaawan ee lagu hayo Sado Cali. Haddii laga waantoobiwaayo, waxaan debedda soo dhigaynaa ceebaha kuwa aad ammaanaysiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

I know they were asking for it.

 

this is shameless act and galeyr supporters need to leave the lady alone in peace. this is sttupid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Waxaas ma labadiinaa soo qoray? I was expecting whoever wrote will also talk about Mooge and Duke's daily attacks towards Galeydh, but ooh well, it was puntlandpost. Saado may even vote for Galeydh.. As long the vote is anonymous, you never know who voted for who. Bribers are the most losers..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

two threads from Gaalkacyo and Garowe within a week. One goes to cidday khusayso, the other was for Gaafoow. Nin xildhibaan ah ayaa u xiran baan maqlayaa...Horta deadline-kii 24-ka waa dhammaaday ee Gaafoow malla soo qabtay? Waxaan ka akhriyey website in wax lala yaabo oo aan hore u dhicin ay dhacayaan haddii aan la sii deyn ninka xiran. Xildhibaankanna maxaa lagu haystaa? Yaana haysta waa yaabe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;861343 wrote:
Waxaas ma labadiinaa soo qoray? I was expecting whoever wrote will also talk about Mooge and Duke's daily attacks towards Galeydh, but ooh well, it was puntlandpost. Saado may even vote Galeydh.. As long the vote is anonymous, you never know who voted who. Bribers are the most losers..

I believe the man left his name and email. Why are you guys attacking Edo Saado?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooooooooooooool@haddii runta laga hadlo is a hate....War I don't care waxaad sheegtid cause afkaaga kuma noqonayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Khaatumo movement don't like Saado Cali.

Horufadhi - Top Khaatumo Website

 

Waxa dhawanahani ddaka badan kooda hadal hayeen Markii Dhawaan dowlada Ithopia Liiska barlamanka sikadis ah uga sartay fananada Saado cali warsame.

 

saado Cali warsame oo Shil babuur ku gashay dhawaan magaalada garoowe ayaa isbitaal uga balan sanayd dalka maraykanka inay u Aado hase yeshee waxay go’an ku gartey inay dhinaca saarto Talloyinka Faroole.

 

Saado Cali warsame oo Dadka badan Kooda kaga war hayaan Magaalada Garoowe Ee maamulka Faroole ayaa mar kaliya Ka soo baxday Hotel;ka aydeganayeen Xildhibanada Mamaulka Faroole.

 

Ujeedada Ay Utimi ayaa ah inay garabka saarto Dhibataynta uu Faroole ku hayo shcabaka khaatumo,iyadoona manta Arin Filan waa noqotay markii Ay ka soo dhex Muuqatay Xildhibanada Faroole U Matalaya Xildhibanada Barlamaanka.

Inta badan Dadka sida weyn Ula Socda Sida Ay fananada Uga Dhadhacday Inay Qadato taalabada faroole Ku xasuuqayo Uuna Ku Minjo xaabinayo Dadka Reer Khaatumo ayaa ah inuu Faroole Malayin Lagac jeebka Ugu ridey Saado Cali Warsame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

AllSSC - Top Khaatumo Website

From "Statue to be build for Saado Cali"

 

http://allssc.com/saado-cali-warsame-oo-taalo-loo-dhisayo/

 

To

 

Saado_iyo_Farole_oo_wayn2.jpg

 

Saado maanta baahi u gaynaysa ma ogin, magac inteedaa ku filan, waxay u aado Muqdisho oo
tolkeed cadkooda cadow ugu hiilisana
waa wax waqtigu qori doono mudo dhow. Gabadhii tirisay gabaygii lagaga difaacayey “Hinda SNM” wixii wanaag ahaa ee ay Saado Cali kasheegtay way ka ilmayn doontaa ama way ku farxi doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this