Sign in to follow this  
Abwaan

Buubaa-ga 2012 oo maanta ogolaaday fikrad uu diidanaa illaa iyo 2000 iyo in Melez ahaa caqabad.

Recommended Posts

Abwaan   

Ismaaciil Hurre Buubaa: “Meles Zanawi waxa uu ahaa caqabadda hortaagneyd in somaliya ay yeelato doowlad xoogleh”

Updated About:2 hours ago 0

 

Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa,oo ah siyaasi xilal kala duwan kasoo qabtay doowladihii soomaray dalka kadib burburkii xukuumadii dhexe,ayaa ka dhawaajiyay Zanawi uu ahaa caqabdda kaliya ee hortaagneeyd in dalka Soomaaliya uu yeesho dowlad isku filan oo xoog leh.

 

Buubaa ayaa sheegay in geerida ku timid Meles ay faa’iidu weyn ugu jarta dalka iyo dadka Soomaaliyeed,maadama uu ahaa caqabada Soomaaliya.

 

“Hadii alle idmayo,horta Meles markaan kahadlo xaaqiiqda waxa uu ahaa shaqsiga sida weyn uga soo horjeeday in soomaaliya ay gaarto horumar iyo doowladnimo taam ah,waxaa uu kashaqeyn jiray kala jajabinta iyo kala qoqobka Soomaaliya,waxa uu aad u taageeri jiray qaswadayaasha iyo hogaamiye kooxeedyadii dalka,sidaad wada ogtihiin doowladii C/qaasim ee lagu soo dhisay dalka jabuuti isagay kashaqeyn weysay oo waxa uu kusoo hubeeyay hogaamiye kooxeedyadii markaa kusugnaa magaalada Muqdisho”ayuu yiri Buubaa.

 

Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa,ayaa sidookale sheegay in Ciidamada Itoobiya ee hadda kusugan gudaha dalka soomaaliya ay saameyn ku yeelan doonto geerida Zanawi ayna isga bixi doonaan dalka,sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada kale Amisom xitaa ay saameeyn ku yeelan doonto geerida Zanawi.

 

Buubaa ayaa sheegay in mardhow laga maarmi doono ciidamada ajaanibta ah ee ku sugan dalka,waxa uuna dowlada soosocota ee ladhisi doono ugu baaqay ineey kashaqeyso dhisida ciidamadii xooga dalka Soomaaliya si looga maarmo gacan shisheeye,loona gaaro isku filnaan.

 

Warkan kasoo yeeray Prof. Buubaa ayaa kusoo aaday kadib markii ay shalay doowlada itoobiya si rasmi ah ugu dhawaaqday geerida Ra’iisul wasaarihii dalkaas ee Meles Zanawi oo beryahanbo aad u xanuunsanayay,waloow ay jireen warar sheegaya inuu mar hore geeriyooday balse laqarinayay.

 

Xafiiska Wararka Midnimo,

Latets News

 

http://www.midnimo.com/2012/08/22/ismaaciil-hurre-buubaa-meles-zanawi-waxa-uu-ahaa-caqabadda-hortaagneyd-in-somaliya-ay-yeelato-doowlad-xoogleh/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Yaab badanaa, immisa jeer ayaan arkay isagoo si kale u doodaya, tirsi ma leh, malaha dhegihiisa iyo Indhihiisu isma maqlaan. Xuseen Caydiid baaba durba is beddelay isagase waxay ku qaadatay immisa sano?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacaylbaro;859325 wrote:
how many time do I have to tell you ,,,, Buubaa is a looser

And I have to agree with that he is a big time looser:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalida qof uun bey isaga dhegtaa, war heedhe ama Melez ama cid kale Ethiopia madax haka noqotee they will always have the same policy (a weak Somali state), do you think a future Ethiopian leader will love to see a strong Somalia? common sense says NO, because they occupy part of Somalia and they will never wish to see a strong united state which will claim back that part of "Ethiopia". Anigu waxaanba ka baqayaa mid baarqab ah oo carcartiisa qaba inuu haddana koow kasoo bilaabo kala furfuridii soomaaliya oo haddana Melez loo xiiso;)

But what we should ask ourselves is forget about Ethiopia, WHAT ARE WE DOING TO BUILD OUR STATE?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1 mawduucaan nuxurkiisu Meles ma ahan ee waa Buubaa, ninkaan baan la yaabay maalayacnigiisa.:D

And I agree with you that with or without Meles nothing will change, Ethiopia does not like to see a strong Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I wonder if Zanawi's ill is the reason why somalia's issues, newconsititution and al-shababi's lost is moving forward. This dog would support even shabab to keep somalia its knees.. Allaa na dhafiyey..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this