Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed's zero hour....

Recommended Posts

Shariif Iyo Mahiga Oo Isku Qabsaday Qaabka Xulista Xildhibaanada Cusub

Updated About:8 mins ago 0

 

Waxaa kulan qaas ah wada yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Sh.Shariif iyo ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustina Mahiga iyagoo ka wada hadlay arinta xulista baarlamaanka cusub iyadoo kulankaas uu ku soo dhamaaday is afgaran waa soo kala dhex galay labada masuul.

Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay xafiiska Mahiga iyagoo ka wada hadlay arinta soo xulista baarlamaanka iyagoo ugu danbeyntii isku af garan waayay.

Shariif oo Odayaasha ka codsaday in dib loogu noqdo liiska soo xulitaanka xildhibaanada , Mahiiga oo isna sheegay in aan dib loogu noqon karin waxuuna sheegay in 225 xildhibaan ey xaadir yihiin.

Intaasi kadib ayaa waxaa kulanka gebi ahaanba isaga baxay Madaxweyne Shariif oo dib ugu laabtay xafiiska uu ku leeyahya Villa Soomaaliya.

Arrintaan maanta dhacday ayaa banaanka soo dhigtay khilaafka u dhexeeya masuuliyiinta iyo sida uu Madaxweyne Shariif uga soo qaabka ay wax u socdaan.

Dad u dhuun daloola arrimahaan ayaa sheegay in xubnaha Baarlamaanka cusub aysan ku badnayn taageerayaasha Madaxweyne Shariif taasina ay keentay in uu codsado in lagu soo daro kuwa dib loo celiyay.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Dad u dhuun daloola
arrimahaan ayaa sheegay in xubnaha Baarlamaanka cusub aysan ku badnayn taageerayaasha Madaxweyne Shariif taasina ay keentay in uu codsado in lagu soo daro kuwa dib loo celiyay.

My Somali broke down again. dhuun daloola, does that mean 'ey of the needle'? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;858372 wrote:
It's the international communities move that has alarmed Sharif Ahmed. No one is stopping this show.

Great to see :)

 

Will we have a result today GD?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It's interesting but not much different to the news we've been hearing for the past couple of days.

 

Fiqi, are you accusing the SOL readers of being easily distracted? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burn Notice;858377 wrote:
Great to see
:)

 

Will we have a result today GD?

The result today will be the end of transition and swearing in of new lawmakers. The election will be within this week... Stay tuned it's always sunny in Mogadishu...

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;858380 wrote:
The result today will be the end of transition and swearing in of new lawmakers. The election will be within this week... Stay tuned it's always sunny in Mogadishu...

Lol, I'm sure it is G

 

It's been a long wait so a few more days to make the right choice is more important than rushing and making the wrong one ;)

 

A legitimate vote is paramount

 

Thanks for the update

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

shariif is holding process hostage. he wants warlords in. international community must not wait. he is a spoiler now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this