Sign in to follow this  
Che -Guevara

List of Somali MPs

Recommended Posts

Kulankii Xidhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Goor dhow ka furmay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

 

Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho goor dhow ka furmay shirka xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo lagu dhaarin doono ayna ku dooran doonaan guddoomyaha kulammada si KMG ah u guddoomin doono inta laga dooranayo guddoomiye cusub.

 

Xidhibaanada uu kulanka u furmay ayaa waxay ka kooban yihiin 225 mudane, kuwaas oo isla maanta qaatay kaararkooda aqoonsiga, waxaana si aad ah u baaray intii aysan kulankooda u fariisan ciidamada dowladda KMG ah.

 

Inkastoo ay jireen xidhibaanno aad uga biyo diidan in laga reebo liiska xildhibaanada kulanka yeeshay ayaa waxaa laga dareemayay gudaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo kulankan oo lagu waday inuu gallinkii hore maanta furmo ayaa la sheegay inuu dib ugu dhacay bixinta kaararka aqoonsiga ee xildhibaannada.

 

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu xilligeeda ku eg-yahay maanta, taas oo keentay in dadaallo badan lagu bixiyo in kulanka baarlamaanka uu qabsoomo si ay u doortaan guddoomiye KMG ah oo howsha dowladda la wareega.

 

Guddiga farsamada ayaa waxay sheegeen inay rajeynayaan in sida ugu dhaqsiyaha badan laug soo xulo baarlamaanka ka dhiman, iyagoo horay u celiyay xildhibaanno loo haysto dambiyo kala duwan.

 

Odayaasha dhaqanka ee laga sugayo inay xildhibaannada dhiman soo gudbiyaan ayaa iyaguna waxay sheegeen inay u gudbin doonaan guddiga xildhibaannadii horay loogu soo celiyay oo ay ku jiraan xubno la sheegay inay hoggaamiye kooxeedyo yihiin.

 

Xidhibaannada cusub ayaa dhaarta kaddib waxay guddoomiye cusub u dooran doonaan ninka ugu da'da weyn, kaasoo howsha wadi doona inta laga dooranayo guddoomiye cusub oo uu baarlamaanku yeesho.

 

Dhanka kalena, waxaa goor dhaweyd billaabatay dhaarinta mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo marka ay dhaarintooda dhammaatana ay dooran doonaan Guddoomiyaha Baarlamaanka.

 

Wixii ku soo kordha kulanka socda kula soco wararkeena dambe haddii Alle idmo.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com

 

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

No, some are still missing but now they have quorum and hence can elect temporary speaker that can take over the presidency since Sharif terms comes to an end.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Is there an updated list? Why doesn't the electoral commission itself releast the list officially - and function as a transparent body?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^The leaking and speculation is good for Somalis then? As a group - rampant clannish maxa-la-yiri and saas baa la dhahay is one big reason for the enmity between Somalis. Better to release the list as it is rather than leaving it to media outlets each with their own agenda. And releasing the list or not has no impact on the threats or insults.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The initial 202 number was not really a leak. And they had to release something to satisfy looming deadline. The remaining unnamed MPs are problematic and had to be vetted more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;858491 wrote:
So the list is complete now 275 mps are now ready to operate.

 

No, the list is not complete. They have just over 200+ but have quorum,. The new parliament is in session.

 

The list of senators for the upper house has not been released. More work needs to be done. It's official, Somalia has passed its transitional

face. May Allah protect us from Sharif's machination. His people have temporarily held the registry hostage. They refused to issue the identification card for the newly selected MPs. Outside interest had to play mediators and he finally caved.

 

 

Sharifs power grip is dangerous. Be aware, Sharif has crossed over to the dark side. He has deligitamized himself in the process.

 

 

 

 

sharif si xaaraan ayuu Mogadishu u haystaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

New Somali Parliament elected Interim Chairperson

Interm_Leader_elected.jpg

Interim chairperson of the new Somali parliament, General Muse Sheikh Hassan Abdulle Hassan

 

Hiiraan Online

Monday, August 20, 2012

 

211 members of the new Somali Parliament have been sworn today at Mogadishu Airport Hall and elected General Muse Sheikh Hassan Abdulle as new interim chairperson before the election of new Speaker and two Deputies. Gen Muse Sh. Hassan former member of Somali National Army is 72 years old, the oldest member of the new Somali parliament.

The interim Chairperson congratulated the Somali people for the selection of new parliament and the end of the transitional government. H also said that the candidates for the position of Speaker should submit their candidacies before August 25, to a parliamentary election committee he will appoint soon. The parliamentary committee will work every day from 9 am to 3 pm.

 

Gen Muse Sh. Hassan Abdulle, interim chairperson of the new Somali parliament detailed the process for the election of new Speaker and said that all candidates will participate in the first round of voting, while the four candidates who get the highest votes will participate in the second round, followed by final round in which the two candidates of highest votes will participate. The winner of the last two candidates will be the new Speaker.

 

Today August 20, 2011 marks the end of the mandate of the transitional federal government while the newly established permanent parliament will elect new speaker and new president who will appoint a new prime minister for the formation of new cabinet.

 

Interim chairperson of the new Somali parliament, General Muse Sheikh Hassan Abdulle Hassan

The submission of candidacy for the position of parliamentary Speaker will end on August 25, 2012 and the election will take place on August 26, 2012. No date has been fixed for the election of new president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

tatement by the Press Secretary on Somalia’s New Federal Parliament

THE WHITE HOUSE

Office of the Press Secretary

FOR IMMEDIATE RELEASE

August 20, 2012

 

The United States welcomes today’s convening of Somalia’s New Federal Parliament. This marks an important milestone in completing the Roadmap to End the Somali Transition. We commend the people of Somalia for their hard work and unwavering commitment to a better future, and urge those remaining Somali communities that have not yet nominated their members of parliament to do so with urgency. We also call on all communities to work to increase the participation of women in the Parliament and other leading national institutions, now and in the future, as called for in the Provisional Constitution.

 

We look forward to Parliament expeditiously completing all remaining tasks. Parliament must now quickly adopt rules of procedure and hold elections for Speaker and then President. The United States reminds Somali leaders of their responsibility to the people of Somalia to fulfill their obligations to immediately end transition. Any attempt to impede the political transition will not be tolerated. All parties must work in a fair and transparent manner and will be held accountable for any failure to do so.

 

Today’s convening of a new Parliament marks another step towards ending instability and restoring governance. The United States will continue to work with the international community, regional stakeholders, and the people of the Somalia to promote transparency, good governance, and development to achieve a better future for the people of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Shariif Sheekh oo kulan la leh wakiilada beesha caalamka iyagoo ka hadlaya dhamaystirka Roadmapka

 

 

Kulan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen wakiilo ka socda qaramada midoobay iyo beesha caalamka iyo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa waxa uu ka soconayaa garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho.

 

Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen wakiilo ka socda wadamada waaweyn iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Maraykanka,Midowga Yurub,Turkiga iyo dalalka deriska la ah Soomaaliya ayaa loogaga hadlayaa sidii loo soo dhamaystiri lahaa doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo kan madaxweynaha maadaama la dhaariyey inta badan mudanayaasha baarlamaanka.

 

Kulankan oo ka dhacaya garoonka dayuradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xooga lagu saarayaa sidii guud ahaan dhamaystirka dowlada cusub aysan uga dib dhici lahayn bishan August ee aynu ku jirno.

 

Shirkan ayaa la sheegay in uu ka mid yahay dadka ka qeybgalaya R/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo haatan ah mudane ka tirsan baarlamaanka federalka Soomaaliyeed.

 

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in shirkan uu Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanayo uu ku doonayo sidii loogu oggolaan lahaa mudanayaasha baarlamaanka ee la soo celiyey in ay ku biiraan baarlamaanka cusub isla markaana loo dhaarin lahaa.

 

Shalay ayaa illaa iyo 211 mudanayaasha baarlamaanka ah lagu dhaariyey gudaha garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay in illaa lixdan mudane oo ah kuwa ka soo jeedo beesha uu ka dhashay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed la soo celiyey iyagoo lagu eedeynayo in ay isugu jiraan kuwo hogaamiye kooxeedyo ah,qaar maxkamadihii ka tirsanaa iyo kuwo dambiyo galay.

 

Dadaalkan uu ku doonayo Madaxweyne Shiikh Shariif in la xalliyo sidii loogu dari lahaa siyaasiyiinta xildhibaanada ayaa ah mid guux weyn uu ka jiro iyadoo guddiga farsamada hore u cadeeyeen inaysanoggolaanayn in siyaasiyiintaas ay ka mid noqdaan mudanayaasha Baarlamaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this