Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Way to go Somalis. Smh

Recommended Posts

Jacpher   

oba hiloowlow;857753 wrote:
^^

Dadka xamar qasaayo waa dad 91dii beledka soo degay dadkii lahaay hadii lo dhaafi lahaa saan ma ahaateen maanta walahi, waxaa ay tolka uu taageerayaan walxa ku jirto i will let you figure it out.

Widaay hadda waxaad leedahay Reer Banaadiri hadii loo deyn lahaa magaaladooda Xamar, maanta shiddadaan ma dhacdeen? :D :D

 

Meeqa warlord ayaa xamar ka jiray ama ka farcamay horta compared to other southern cities over the years?

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb everyone knows the true owners of xamar in ay dhibka somalia ka qeyb qaadanin , warlordyada aad ka hadleysid waa kuwo Caadleey,Mahaaday, Ruun nirgood,dhuusa mareeb, Ceelbuur,Gaalkacyo,Cadaado ka imaaday,, Xamar ninkii ku dhashay kuna barbaaray ab ka ab degenaa wallee sidaan ma yeeli lahayn.. Xamar waala Xumeeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Cali Mahdi, Max'ed Dheere, Yalaxoow kuma jiraan Xamar warlords miyaa? I am here to count them all regardless of clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ali mahdi warlord ma ahan, siyaasad kuma jiro,, yalaxoow on the other hand is from ruun nirgood, maxamed dheere is from jowhar, nothing to do with xamar sheegato waa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Oba, sidii hore inaad ku waddo ayey ku habboonayd, emotion iyo Somalia maxaa sidaan u galay bay mareysey, haddana hebel warlord ma ahan baa ku xigtay...:D.

Duqa laba faras lama fuuli karo, mid Soomaaliya lagu dhisaayo iyo mid cid lagu difaaco, haddii kale labadaba waa laga dhacaa....Si ay Soomaaliya u hagaagto qofba yaan la difaacin, qofkii sharaf gaar ah leh wakhtiga ayaa sheegaya.

 

MoonLight1, koofurta Soomaaliya waxay ka degi la'dahay, dadka koofurta iyo kuwa Soomaaliya inteeda kaleba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

cid cid maha sow anigii m dheere iyo yalaxoow sheegey wixii yihiin ina jelle iskaba daay, i know ali mahdi personally nin xun maha, lacag dadoow ma cunin, waxa kaliya lagu eedi karo waa burburka xamar asna waa uu ka shalaaye maanta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Oba, Burburka Xamar wax ka xun miyaa jira? aniga aragtidayda qofka yaan la difaacin. I know inaadan difaacin M Dheere iyo Yalaxoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Soomaaliya waa dhismee insha Allah, Koofurtuna waa camirmaysaa waayo waxay leedahay waxyaabo aan dalka meelo badan laga helin. Dadkuna waa isku soo noqonaa insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
somalee   

oba hiloowlow;857734 wrote:
I hope Somalis understand this is the last chance fursadaan hadii lagu cayaaro then i'll support Somaliland walahi, puntland waxaan dhihi lahaa idinkana goosta, konfur na maamulo ha sameeystan balkan cml aa iska noqono, :@

May Allah help them. These guys haven't changed for 2 decades.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;857920 wrote:
Why would they be against development someone is not telling the whole story

Who are these people where did they came from

LOL thats Easy i'll just let you figure it out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this