Sign in to follow this  
malistar2012

Ticken Bomb - Cabadiwali Gaas oo Soo Saaray Digreeto uu uga soo Horjeedo Magacaabistii uu Magacaabay

Recommended Posts

Waxaa sii kordhaya Qilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raizul Wasaare Cabdi Wali gaas kaa oo ku saleesan awooda labada Masuul ee ku aadan magacaabista Degmooyinka iyo diidmada daba taal.

 

Raizul Wasaare gaas ayaana Caawa durba ka jawaabay soona saray Degreeto uu mar kale sharci daro uga tilmaamayo in Wareegtooyinkii Madaxwerynaha uu horey usoo saaray.

 

Madaxweyne Shariif oo Maanta Shir jaraa’id muqdisho ku qabtay waxa uu sheegay in aysan jirin Xukuumad awood leh oo wax diidi karta waxna ogolaan karta shaqana ku laheyn in ay ka horyimaadaan Wareegtooyinkii uu ku magacaabay degmooyinka kuna dalacsiiyay Saraakiisha.

 

Dikreetada Raizul Wasaare Gaas aya au qorneed Sida Tan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

5 days left for election both Madaxweyne Shariif And prime ministers Gass are showings signs of irresponsible and Selfishness .

 

Gass is trying to drag president into a dirty politics , dividing TFG inorder to get sympathy .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xuseen Ciise Carab "Xukuumaddu waqtigeeda waa dhammaaday, waxaana la sugayaa in R/wasaaruhu ku dhawaaqo is casilaadiisa"

 

 

Xuseen Ciise Carab oo ah R/wasaare ku-xigeen & wasiirka gaashaandhiga xukuumadda federaalka ayaa ka horyimid, kuna tilmaamay arrin sharciga khilaafsan in C/weli Gaas oo madax ka ahaa xukuumadda federaalka ee waqtigeedu dhammaaday uu sii sheegto R/wasaarenimo.

 

Xuseen Ciise wuxuu xusay in R/wasaaraha uu si automatically ah xilkiisa u dhammaanayo waqtigan, isagoo sheegay in aysan jirin kala qeybsanaan xukuumadda dhexdeeda.

 

 

"Sharcigu ma ahan wax qof jeebka ugu jiro ama la jiifiyaana banaan, la joojiyaana banaan, xukuumaddu waqtigeeda waa dhammaaday, waxaana la sugayaa in R/wasaaruhu ku dhawaaqo is casilaadiisa" ayuu yiri Xuseen Ciise Carab.

 

Xuseen wuxuu sheegay in muddadii uu xilka R/wasaarenimada hayey C/weli in ay jireen shaqooyin muhiim ah oo la qabtay, guulna ku dhammaaday.

 

"C/weli Gaas muddadii uu hayey xilkaasi waxaa lagu guuleystay in magaalada Muqdisho laga xorreeyo qolooyinkii nabad-diidka ah" ayuu yiri Xuseen Ciise Carab

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's the end of the line. The President needs to resign and the whole government will fall. I will stay President and the rest will go makes no sense. Simple math. Also naming districts because he desires it is a no no.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Degmooyinka marka la magacaabayo waxaa soo diyaarisa wasaaradda arrimaha gudaha, kaddibna waa soo gudbiyaan, haddii lagu qanco wixii ay soo gudbiyeen inay sax yihiin waa la magacaabaa, haddii meelaha qaar su’aalo loo baahdana waa la weydiiyaa kaddibna waa la magacaabaa, Golaha wasiiradu wax shaqo ah oo ay ku leeyihiin malaha, waligeed shaqo kuma yeelan” ayuu yiri.

 

President states this plan was put forward by the Minister of Interior.

 

In my opinion this is PR Campaign .Ina Gas wants to stay in the news ,

 

President cannot resign due the difficult situation Somalia is facing. Election , war on Alshabaab And Strengthening security and stability.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   
why waste our breath, we shall see who will win in a couple of days anyway, but I can assure you he will not be the right person for half of somalis regardless of the individual

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this