Sign in to follow this  
wiil

cabdi bile oo ilmeeynaayo

Recommended Posts

Tallaabo   

Alle ha u naxariisto marxuunta dimatay. But why do Somalis clap at inappropriate times and speeches like this? Were the people in the video clapping because someone died in the sea?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wiil   
alle ha u raxmadee m. siyaad barre ayaa baraawe qudbad ka jeedinaaye, saa reer baraawe uu ammaanay wey sacab tumeen, haddana ceebahoodi iyo cilladahoodi ayuu tilmaamay, saa wey sacbiyeen, suuye, wixiina qawda maqashii waxna ha u qaban miyaa :D Somali marka waa taa

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalida intooda badan waa fake natonalists thats what i hate most, shir ba la jooga waala sabcinaa, saas aan yeeleyna. ha noolaato aa la leeyahay kedib guryaha baa la aada waa mashruuc caadi waan ka yaabay, hypocrites aabahiis, this is a perfect example,

 

 

 

war hadal badan wax ma taraaye ee run hadey idinka tahay ( 99% unlikely) gabdhahiina siiyaa dadkaas, hadii kalena shib dhahaa, wabilahi towfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Oba, Wow walahi I cried listening to him.Dadkaas waa loo gafay, ilaahay somalida kale ee u gaftay danbigooda ha dhaafo. Dad sidaado kale ah in la yaso waa danbi. Suu quraanka ilaahay ku sheegay "ina akramakum cinda laahi atqaakum' diinta aya la isku dhaafa qabiil la iskuma dhaafo. Ninkan run ayuu sheegay, ilaahay soomaali runta ha fahamsiiyo. ameen.

 

P.S Abdi bille's clip was posted twice already on Sol. Nonetheless, thank you. That clip is a must see. Abdi bile is a legend and a true somali. May Allah swt protect him and his family.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

waa runtaada aniga i believe dadkaas walahi iney yihiin dadka ugu qurxoon ee soomaalida to be honest, i heard waliba sababta lo yaso waxaa waaye waligood ma aysan sheegan arab arab descendants ama sheeko maryooleeyda marka dadkaan kale waa qaadan waayeen'' laangaab'' waaye cml ee sheekada so galiyeen, marka dadkaan waa soomaalida rasmiga aheyd who are proud for what they are, god bless them ilaahayna haka dulqaado dhibaatada heysato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ilaahay waka dul qaadaya inshallah dad masaakin oo waxba galabsan weeye. Hadana kolay somaali oo dhan baa runti dhibaateysan, somalida kale baaba hada qabiil qabiil isku kala soocda. Marka wa inkartooda suu ninka video ku jira u sheegay. Oo hada somalida kale dhibti inleeg dareentay haday dhexdooda tahay iyo haday markay qurbo yimaden dareemeen in la soocay.

Ilaahay somaali oo dhan dhibta haka qaado. Dalkeena oo nabad ahna ha nugu celiyo inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOL@ Oba ..walaal waxba kama qabo nin qabiilkaas ka dhashay haduu diin leeyahay aminsanyahayna midnimada somaliyeeed ee muqadaska ah. (hadaan yara kaftomna anba nimankas qurux saaid ah baa lugu sheegay oo aan horay u maqlay adna kor ku xustay marka waaba mr perfectkii aan radinayey lol)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;857214 wrote:
LOL@ Oba ..walaal waxba kama qabo nin qabiilkaas ka dhashay haduu diin leeyahay aminsanyahayna midnimada somaliyeeed ee muqadaska ah. (hadaan yara kaftomna anba nimankas qurux saaid ah baa lugu sheegay oo aan horay u maqlay adna kor ku xustay marka waaba mr perfectkii aan radinayey lol)

Bravo saasan ka rabaa!! iga war sug lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

haha@ MMA

 

Oba haye waaan ka war sugaya lol... hadaba intaas baan kaftanka caawa ku jojinana I am gonna get some rest before I go to salatu leyl later on tonight (subhanalah it is the 27th of ramadan already). Allow caawa ka dhig leylatul qadr, noo danbi dhaafna kuligeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this