Sign in to follow this  
Aaliyyah

Daawo:- Muuqaalka Deegaanka Sool Joogto Oo Ay Saaka Faaruqiyeen Ciidamada Maamulka Somaliland

Recommended Posts

Aaliyyah   

http://www.realtaleex.com/2012/08/12/daawo-muuqaalka-deegaanka-sool-joogto-oo-ay-saaka-faaruqiyeen-ciidamada-maamulka-somaliland/

 

August 12, 2012

 

Deegaanka Sool Joogto ayaa saaka waxaa faaruqiyey Ciidamada Maamulka Somaliland oo iyagu in muddaaba halkaasi ku sugnaa isla markaasna fadhiisimo ku yeeshay Deegaankaasi, Hadaba mar aanu u kuurgalnay xaalada Deegaanka Sool Joogto ayaa waxaanu ku aragnay muuqaalo kala duwan oo indhahayaga si aada usoo jiitay, muuqaalkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ilaahay baa mahad leh haduu maamulka Somaliland fahmay in uu dagaal iyo dhib cid wax kaga jari karin.

 

Dhamaan dagaanada Khaatumo state alle haka saaro, ilaahayna sharkoda dadka haka xijaabo. Ameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this