Sign in to follow this  
Abwaan

Mudane Cabdi bile oo ka calool-xumaaday kana ilmeeyey xanuunka iyo dhibaatada ummaddeena haysata

Recommended Posts

Abwaan   

Mudane Cabdi Bile, farxad iyo dareen aan la tilmaami karin wanaagiisa ayaad igu abuurtay maalintaad Soomaaliya u qaadday billaddii Olympic-ga ee u horreysey, markaan maantay fiirsaday video-yahan aad ka ilmaysay dhibaatada haysata dadkaaga, khaasatanna aad tusaale u soo qaadatay orodyahannaddii Saamiya oo AUN Magaca Soomaaliya ugu tartantay ciyaarihii Olympic-ga ee ka dhacay China oo sidaad sheegtay ku dhimatay badaha Liibiya, runtii aniguna waan la ilmeeyey caloo-xumadaas.

Ilaah Soomaaliya ha u xafido dadka noocaaga oo kale ah, taladana ha u dhiibo dad wanaagsan, dadkana haka dhigo kuwo la shaqeeya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

what a great man this guy is. he is beloved everywhere. God bless you Cabdi Bille. you are a hero to us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan, Cabdi Bille waa Soomaali dhab ah. Nin isaga oo kale ahna maanta Soomaaliya lagama helayo! waayo niyadiisa qabyaalad iyo eexasho kuma jirto. Dadka Soomaaliyeed sida ay u dhanyihiin wey u simanyihiin isaga, magaalo kasta iyo tuulo kasta oo Soomaaliya ka mid ahna wuxuu u arkaa magaaladisii iyo tuuladiisii.

 

Maalinta ay Faroole, Siilaanyo, iyo Godane noqdaan sida Cabdi Bille oo kale maalintaas ayey Soomaaliya guul gaadhi doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this